XILDHIBAAN MUSTAFE SAYID OO TACSI U DIREY QOYSKII, EHELADII, QARAABADII, UU KA BAXAY TALIYIHII SALDHIGA BOOLISKA EE DEGMADA ARABSIYO EE GOBOLKA GABILEY | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
XILDHIBAAN MUSTAFE SAYID OO TACSI U DIREY QOYSKII, EHELADII, QARAABADII, UU KA BAXAY TALIYIHII SALDHIGA BOOLISKA EE DEGMADA ARABSIYO EE GOBOLKA GABILEY
October 1, 2014 - Written by Editor:

Xildhibaan Mustafe Sayi Dabokor Oo Ka Mid Ah Xildhibaanad Agolaha Deegaanka Degmada Gabiley Ayaa Tacsi Tiiyaanyo Leh Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii Iyo Shacbiga Somaliland Ee Uu Ka Baxay Taliyihii Saldhiga Booliska Ee Degmada Arabsiyo Ee Gobolka Gabiley, Marxuum Cabdi Cismaan Xaaji Cali (Cabdi-Case) Uu Ka Baxay Taliyihiin Saldhiga Degmada Arabsiyo Oo Maanta Uu Toogasho Ku Diley Askari Ka Tirsan Ciidmadiisii Uu Taliyaha U Ahaa .

Waxaanu Xukuumada Soamliland Ugu Baaqay Ina Sida Ugu Degdeg Badan Aya Sharciga U Horkeento Oo La Mariyo Cadaalada, Oo Maxkabada La Horkeeno .

 

COMMENTS
LINKS