|
|||||
WAJAALE NEWS
War Deg Dega Kaalin Shidaal Oo Ku Taala Magalada Gabiley Oo Dab qabsaday iyo Dabka oo sii xogaysanaya+Dawladii oo an wax gurmada lagahay
October 30, 2014 - Written by Editor:Gabiley(Wajaalenews) Wararka nagasoo gaadhaya magaalada gabiley ayaa noo shega yin hada kaalin Shidaal oo kutaal badhtamaha magaalada gabiley uu dab qabsaday dabka ayaa marba marka ka danbaysa sii xoogaysanaya Warka ayaa waxay baaxayaan in dabku uu ka kacay booyad shidaal oo kaalinta taagnayn wali wax gurmada oo xa ga dawlada ka socda ayaan soo gaadhin goobta dabku ka kacay oo halis ku ah dhamaan meheradaha ganacsiga ee magaalada gabiley kaalinta ayaa waxaa leh muwaadin cabdi jirde Wixiii kasoo kordha dabka kaalinta qabsaday oo wali sii xogaysanaya kala soco wajaalenews Related posts:Marwada 1-aad ee Qaranka Somaliland Aamina-Waris oo furtay Kulan-Hawleed ku saabsan Dabargoynta Gudn... Wariyeyaashii Ku Xidhnaa Xarunta Danbi Baadhista Oo Loo Dhaadhiciyay Jeelka Weyn Ee Magaalada Hargay... AKHRI;Magacyada iyo Beelaha ay ka Soo kala Jeedaan Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye ee codayn Doona B... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|