|
|||||
WAJAALE NEWS
War Deg Deg Ah Dooxa Dacarbudhuq Oo Qaaday Gaadhigi iyo Dadkii Saarnaa
October 8, 2014 - Written by Editor:Hargeisa(Wajaalenews) Wararka aanu ka helayno degmada laasgeel ee Dacar buqudh ayaa sheegaya in ilaa manta 1:00 duhur nimo uu soconaayo Dooxi waynaa ee ku yaalay degmaas laas geel warkii ugu danbeeyay ee naga soo gaadhay 3:00 Galabnimo ayaa sheegay in Dooxu Qaaday gaadhi laangaruus ah oo ka yimi dhica hargaysa oo ay saarnayeen laba nin .labaas nin mid ka mid ah oo aan ilaa wali la aqoonsan magaciiisa ayaa daadku la tegay halka kiikalena la badbaadiyay . Waxa sidaa noo xaqiijiyay qof goob jooga ah oo ka mid ah dadka daadku xanibay oo la hadlay Wajaalenews Wixii war ah ee ka soo kordha daadkaas wax aanu idiinku soo gudbin doona wararka danbe
Related posts:DAAWO;-Gudoomiyaha Degmada Awbare Ee DDS Oo Ka Warbixiyay Laba Dhalinyaro Ah Oo Ciidanka Liyuu Booli... Madaxwaynaha Jsl Oo Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka Umagacaabay Naasir... Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Shacabka Ka Tacsiyadeeyay Geerida Caaqil Cabdi Cumar Oo Maanta Lagu Aas... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|