Qalin jabinta ardayda jamacadaha somaliland xal ma loo helidoona?? | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Qalin jabinta ardayda jamacadaha somaliland xal ma loo helidoona??
October 2, 2014 - Written by Editor:

Bismilaah marka hore waxa mahad oo dhan iska leh allaaha wayn (SWT) EE Inaga dhigay umad islaam ah Intaa kadib waxan mahad gaar ah uu soo jeedinayaa saxafada madaxa banaan ee ka hawl gasha dhamaanba dalka Somaliland iyo guud ahaanba shacbi waynaha reer somalialand meelkasta oo ay joogaan ba waxaan leeyahay illaahay xaqa hana garan siiyo dhamaanteenba.

Intaas kadib waxan qormadaydan ku eegayaa in Dufcadahan faraha badan ee ka soo qalin jabiyay jamacadaha Wakhtigan aynu joogno waxa jira in aafo la magac baxday Tahriib dalkeenii naafaysay oo ardaydeenii ku le ‘deen qaar badan tahriibka oo noqday imka dhibaatada ugu badan ee haysata dhalin dhalinyarada ayaa loo baahan yahy in wax laga qabto oo aqoon yahanadeenaa inoo soo baxay la jaheeyo Somaliland tahriibkan ayaa salka ku haya shaqo la’aan baahsan oo dalka ka jirta iyo isku sinaansho la’aan baahsan fursadaha shaqo ee dalka ka jiraa tasoo noqotay yaad taqaanaa yaadse kugu jira halkii laga rabay in ay noqoto maxaad taqaana iyo aqoontiisu qof walba halkay dhigi lahayd .Sidaa daradeed waxa loo bahan yahay in shaqooyinka ama fursadaha shaqaale si siman loogu garsooro sinana iyo cadalad loogu garsooro oo laga saaro meesha hebel iyo qabyaalad taasoo ku kalifaysa in uu qalbi jabo ardaygu.

Dhalin yarada somaliland oo ah bulshada Somaliland ayaa waxa si baa ‘an uu sameeayay duufaha is daba yaca ah ee dhaqan dhaqan dhaqaale ee kaga yimada xaga shaqa radinta .

Manta waxa calam ka gogaaminaya waa dhalin yaro wadna waxa uu hour mar kuu gaadhaa waa dhalin yaro dhalin yarada ayuubaa qaran dhista ama dumisaa markka inagu waxaynu haysana aqoon yahano insha llah wadan ka inoo dhisi doona inagana waxan lay nooga bahan yahay in aynu dawlad iyo shiciba uu gun tano oo inta aynu uu guntano dhalinyarada sinan iyo cadalad na lagu dhaqmo goobaha shaqaale.

Dhalinyaradana waxan leeyahy wadankiina aamina Aamina wadankaga ayuubad wax ku tahy Waxa haboon dowaldu in ay jahayso ardayda soo baxday waxana ficnan lahad in halka casho looga samaynayo in la dhiri galiyo ardayda oo jamacad kastaba ardayda ugu saraysa ay qabsadan dawalada iyo ganacsatadu tasina waxay yarayn lahad afadan tahriibka oo ardaydu hadiii ay helaan shaqo may ka fikireen tagriib iyo wax la maid ah lakiin marku wax uu qabto wayo ardaygu meel uu wax ka qabto waka si qaldan uu fikiray ee isku dayay in uu tag riibo Allaah waxaynu ka magan galayna in uu inaga daweeyo afadan tahriibka ee imika wadan keen ugub ka ku noqotay,

Dhalin yaradana mid ayaan leeyahay maanta waxaynu ku jirnaa cimrigeena wakhtigii uu qalisanaa cimrigagana waxa uu qalisan a uu na baahan in aynu mustaqbal wanagsan samaysano alle haynala qabtee

Cimcirgeenana na waxa ugu qaalisan wakhti aad dhalin yarada tahy oo lagu waydiin doono malinta qiyamaha waxa lagiu waydiin doona (4) su;alood waxan ugu horayn doona su’asha

Su’aasha ugu horaysa ee lagu waydiinayana waa maxad qabatay dhaliyaranimadadiii.

Hadada aqoon baratay mowga fa’iidaysay dadka islamka ah

Hadii aad maal lahayd halkuu ka soo galay

Maalkii aad haysay halkeed ku bixisay

Alxamdulailaah illahy ayaa ina gaadh siiyay waxan ahaboon in aynu ka fa’iidaysano oo inta aynu yar nahay mustaqbal samaysano oo uu dul qadan durufaha wadankeenana amino manta calamka meel ka ficn Somaliland ma jirto waayo Somaliland waa nabad xoriyad ayaad meel walba ku maraysaa marka cid walba inaga ayaa ka saraynaa

Waad mahadsantihiin

Wabilaahi tawfiiq

Walashiin Sucaad sh ahmed osman

Tell: 0634402931

Email : sucaadshahamed@gmail.com

 

Allaaah mahad Leh

COMMENTS
LINKS