Ogaysiis Ogaysiis | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ogaysiis Ogaysiis
October 20, 2014 - Written by Editor:

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan shacabka ku nool Hargaysa in Ay nagala soo qayb galaan bandhiga labada buug ee Baadidoon Iyo Beerta Qoyska ee ay kala qoreen labada gabdhood ee Qaaliga ku ah umada Soomaaliland ee Muna Axmed Cumar iyo Nada Yuusuf Cumar, kaasi oo lagu soo bandhigi doono Hotel Maansoor habeenimada Sabtidu soo galayso 24.10.2014.

Ka soo qayb galk wanaagsan

bandhiga buuga beerta qoyska 1

COMMENTS
LINKS