Maqnaashaha iyo dhaliilaha miisaniyada 2014 ee xukumada siilanyo Qodobada dooda u bahan ee miisaniyada ku jira 02,10,2014. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maqnaashaha iyo dhaliilaha miisaniyada 2014 ee xukumada siilanyo Qodobada dooda u bahan ee miisaniyada ku jira 02,10,2014.
October 5, 2014 - Written by Editor:

ü Odoroska miisaaniyada bandhigeeda waxa ku horeeyn lahaa helitaanka xisaab xidhkii 2013 ka sida xeerarka maaliyaddu dhigayaan iyo qodobada dastuurkuba.

ü Deeqaha caalamiga ah eek u xusan faahfaahinta ilaha dakhli ee miisaaniyadu ka koobantahay cadadkeeduna dhan yahay 81 bilyan ama $ 13.5 milyan xagee biyo dhigatay?.

ü Mee lifaaqa deeqaha caalamiga ah ee lagu soo qaaday 1aad siyaasadda guud ee miisaaniyada 2014 sida kala farqadaha 2,3.

ü Qodobka 17 lacagaha maalgashiga lagu shubaayo khasnadda dawladda kuma cada misaniyada ee waa in lagu daraa oo ay keenta wasarada qorshayntu.

ü Waxa xusid mudan in fiiro gaara loo yeesho cashuurahaan cusub ee lifaaqa kuna tacaluqa wasaaradaha macadanta iyo ganacsiga oo u eg kuwo la buunbuuniyay ayadoo waliba afka ku qoran miisaaniyadda oo iyagau af ingiriisi ku diyaarsan yihiin.

ü Waaxda khasnadda wasaarada maliyada ee la galiyay lacagta ugu badan oo gaadhaysa 165.327 bilyan maxay tahay ma hayad madax banaanba miyaanay wasaarad ka mid ahayn waa khalad waana khiyaamo qaran oo dustuuriy.

Hayadaha kale ee aan ansaxsanayn oo ay ka mid yihiin

ü Maxay tahay lacagta ku magacaaban Daynta Qaranka oo tiro ahan dhan 39,811 bilyan

ü Yaa mushahar iyo Gunooyinka u sharciyeyay Madaxtooyada Xeerkii miyaa la ansixiyay arintaa cadaynaayay.

ü Inaan shaqaale cusub la qorin sanadkan 2014ka ayaa lagu sheegay sida uu dhigaayo qodobka 14aad ee siyaasadda guud ee miisaaniyada 2014 ka,miyaanay ceeb ku ahayn xukumad leh miisaanaiyadayadu waxay gaadhay hal tri bilan laba boqol oo bilyan, qof shaqqle ahan qori mayno .

ü Meela kama muuqdo liiska iyo darajooyinka shaqaalaha dawladda dhamaantood inkasta oo tirad guud lagu sheegay 47 kun oo qof,goorma ayaa dadkaas la shaqaalaysiiyay oo la qoray waxaynu ogayn Xumumadii tan ka horaysay inay ahayeen tiro tan aad uga yare?.

ü Miisaniyada ku sheegga hay’adaha madaxa banana waa cawsle la muuseeyay jal digana waxba ugama hooseeyaan.

ü Waa in la jafo lacagaha aan cilmiga ku dhisnayn ee ujeeddo badanta ah laguna jaheeyo qoritaan shaqaale cusub oo gaadhaya ilaa 5000 oo qof si loo yareeyo dhalinta waddanka ka tahriibaysa,lacagahan aan cilmiga ku dhisnayna la galiyo dadka.o

Godolooloyinka misaniyada xukumada siilanyo ee u bahan in la faafiyo waxa ka mida oo aad halkan hoose ka dalacan kartaa sida loo mamulayo hantida qarankan ee dadka ka dhaysa,mararka qaarkood waxad u malaynasaa inaan waddanka cidaan Isaaq ahayni daganayn,mararka qaara waxaad moodaysaa inaanay dalka ku noolayn Beelo Isaaqa ka mida mooye,bal halkan eeg.

Sacad muuse

1. Wasaarada maliyada 214,660,000,000 bilyan

2. Taliska Ciidanka Qaranka 163,746,000,000 bilyan

3. Wasaarada wax barashada 74,514,000,000 bilyan

4. Wasaarada arimaha dabadda 14,431,000,000 bilyan

5. Haya’da shaqaalaha dawlada 8,332,000,000 bilyan

6. Wasaarada Ganacsiga iyo iskaashiga calamiga ah 4,854,000,000 bilyan

7. Wasaarada Warshadaha 3,241,000,000 bilyan

8. Hayada maamul wanaaga 1,901,000,000 bilyan

9. Biyaha hargaysa 24,438,000,000 bilyan

10. TVga qaranka 15,669,000,000 bilyan

11. Haamaha shidaalka 17,479,000,000 bilyan

12. Xafiska xidhiidhka WFP (Toljeclo) 760,000,000 milyan

13. Xeer ilaaliyaha Guud (toljeclo) 3,347,000,000 bilyan

14. Maxakamada sare ( Ayuub) 2,265,000,000 bilyan

 

Isu gaynta waa 549,637,000,000 Bilyan una dhiganta 52.52% misaaniyada Guud.

Habar jeclo

1. Madaxtooyada 71,817,000,000 bilyan

2. Guurtida 17,234,000,000 bilyan

3. Wasaarada Ciyaaraha 5,865,000,000 bilyan

4. Wasaarada duulista 7,626,000,000 bilyan

5. Wasaarada macadanta 2,554,000,000 bilyan

6. Hayada ilaalinta tayada 1,643,000,000 bilyan

7. Madbacada Qaranka 2,722,000,000 bilyan

8. Wakaalada Xooga korontada 15,915,000,000 bilyan

9. Gudida Qadaraasyada Qaranka 1,229,000,000 bilyan

 

Isu gaynu waa 126,605,000,000 bilyan una dhiganta 12.10% miisaaniyada Guud

Arab

1. Taliska Bilayska 68,257,000,000 bilyan

2. NDC 30,625,000,000 bilyan

3. Wasaarada cadaalada 3,035,000,000 bilyan

4. Wasaarada awqaafta 4,062,000,000 bilyan

5. Maxakamadaha hoose 10,487,000,000 bilyan

6. Gudiga Xuquuqul insaanka 1,977,000,000 bilyan

 

Isu gaynu waa 118,442,000,000 bilyan una dhiganta 11.32% miisaaniyada Guud.

Ciise Muuse

1. Wasaarada Qorshaynta 3,143,000,000 bilyan

2. Haya’da miino saarka 437,000,000 milyan

3. Haya’da ka hortaga aafooyinka 1,144,000,000 milyan

4. Gudida Diiwangalinta ururada iyo axsaabta 2,242,000,000 milyan

5. Dekedda Berbera 47,854,000,000 bilyan

 

Isu gayntuna waa 54,820,000,000 bilyan una dhiganta 5.23% miisaniyada Guud.

Habar yoonis

1. Goolaha wakiilada 17,877,000,000

2. Hanta dhawrka Guud 4,333,000,000 bilyan

3. Garyaqaanka Guud 598,000,000 milyan

4. Jimciyada Sooyaal 1,190,000,000 bilyan

5. Wasaarada Arimaha Gudaha 17,421,000,000 bilyan

6. Wasaarada Xanaanada Xoolaha 6,104,000,000 bilyan

7. Gudida doorashooyinka Qaranka 2,106,000,000 bilyan

8. Wasaarada deeganka 5,215,000,000 bilyan

9. Bangiga dhexe 20,452,000,000 bilyan

 

Isu gayntu waa 75,296,000,000 bilyan una dhiganta 7.20% miisaniyada Guud.

Ciida Gale

1. Wasaarada war faafinta 10,118,000,000 bilyan

2. Ciidanka ilaalada xeebaha 7,179,000,000 bilyan

3. Gudida baadhista xasuuqa 1,257,000,000 bilyan

4. Laanta Sodcaalka 3,289,000,000 bilyan

 

Isu gayntuna waa 21,843,000,000 bilyan una dhiganta 2.08% miisaniyada Guud.

Samaroon Siciid

1. m/wayne ku xigeenka 585,000,000 milyan

2. gudida dib u habaynta shuruurcda 853,000,000 milyan

3. wasarada beeraha 3,951,000,000 bilyan

4. wasaarada boosaha iyo isgaadhsinta 5,135,000,000 bilyan

5. wasarada xidhiidhka Golayasha 1,491,000,000 bilyan

6. wasarada shaqada iyo arimaha bulshada 3,319,000,000 bilyan

 

isu gayntuna waa 15,334,000,000 bilyan una dhiganta 1.47% miisaaniyada Guud.

Ciise

1. wasaarada Dib u Dajinta oo kaliya 2,146,000,000 bilyan una dhiganta 0.20% miisaniyada Guud.

 

Dhulbahante

1. .wasaaraada Caafimaa 36,426,000,000 bilyan

2. Ciidanka Asluubta 33,466,000,000 bilyan

3. wasaarada Hawlaha Guud 4,147,000,000 bilyan

4. Wasaarada Biyaha 3,112,000,000 bilyan

 

Isu gayntuna waa 77,151,000,000 bilyan una dhiganta 7.37% miisaniyada Guud.

Warsan Gali

1. wasaarada Gaashan dhiga 2,292,000,000 bilyan

2. wasaarada kalumaysiga 3,065,000,000 bilyan

 

isu gayntuna waa 5,357,000,000 bilayan una dhiganta 0.51% miisaniyada Guud.

Beel kasta waxa ay ka maamusho misaaniyada 2014 ee xukumada Siilaanyo.

1. Sacad muuse 549,637,000,000. Bilyan una dhiganta 52.52 miisaniyada guud.

2. Ciise muuse 54,820,000,000. Bilyan una dhiganta 5.23 miisaniyada guud

3. Habar jeclo 126,605,000,000. Bilyan una dhiganta 12.10 misaniyada guud

4. Arab 118,442,000,000.Bilayan una dhiganta 11.32 miisaniyada guud

5. Habar yonis 75,296,000,000. Bilyan una dhiganta 7.20 miisaniyada guud

6. Ciida gale 21,843,000,000.bilyan una dhiganta 2.08 miisaniyada guud

 

Tootalka Guud ee isaaq 946,643,000,000.bilyan una dhiganta miisaniyada Guud 90.42

7.Sama roon Siciid 15,334,000,000. Bilyan una dhianta 1.47 misaniyada guud

8.dhulbahante 77,151,000,000.bilyan una dhiganta 7.37 miisniyada guud

9.warsan gali 5,357,000,000. Bilyan una dhiganta 0.51 miisaniyada guud

10.Ciise 2,146,000,000.bilyan una dhiganta 0.20 miisaniyada guud

Totalka beelaha darfyada 99,988,000,000.una dhiganta 9.55 miisaaniyada guud

Iyada oo ay meesha ka muuqato sida isaaquba aanu wax u qaybsan ee qolooyin gaari u buuxsadeen ayaa waxa meeshaba ka baxay dadkii aan isaaqa ahayn sida beelaha Samaroon,Harti iyo Ciise, oo dhamaantood taagan meel cidla ah.

 

by: Hussein Hassan Hussein (codyare)

COMMENTS
LINKS