Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan (Saylici) Oo maanta Shahaadooyin Gudoonsiiyey Ardayda Jaamacada Hope University.DAAWO SAWIRO | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan (Saylici) Oo maanta Shahaadooyin Gudoonsiiyey Ardayda Jaamacada Hope University.DAAWO SAWIRO
October 22, 2014 - Written by Editor:

HARGEISA(Wajaalenews);Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta Shahaadooyin Gudoonsiiyey Ardayda Jaamacada Hope University.

Ardaydaasi oo tiradoodu dhamayd 104 Arday oo dhamaystay saddex Kuliyadood oo ka mida kuliyadaha ay bixiso Jaamacadaasi ayaa xaflada sagootinta loogu qabtay Mansoor Hotel hargeysa.

Madaxweyne kuxigeenka oo ardayda u soo jeediyey talooyin iyo dardaaran, hambalyana u diray ardayda iyo waalidiintii ku soo tabcay ardaydaasi, ayaa ardayda ugu baaqay inay ka qaybqataan horumarka dalka ka socda kana fogaadaan tahriibta aafaysay da’a yarta maanta.

DSC_0011DSC_0013DSC_0020DSC_0023DSC_0083DSC_0146DSC_0043

WAJAALENEWS DESK

HARGEISA OFFICE

EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM

 

 

COMMENTS
LINKS