Ka Qayb Qaado Dibudhiska Masjidka AL AQSA Ee Magaalada Hargeysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ka Qayb Qaado Dibudhiska Masjidka AL AQSA Ee Magaalada Hargeysa
October 25, 2014 - Written by Editor:

Waxa dhammaan laga codsanayaa ummadda muslimka ah, gaar ahaan dadka Soomaaliyeed inay ka qeyb qaataan dib u dhiska Masjid Al Aqsa ee ku yaalla Xaafadda Xero Awr ee Magaalada Hargeysa.

Haddaba Wixii tabarucat ah ee aad ku darsanayso ku soo hagaaji Account-dan:

DAHABSHIIL ACCOUNT: HRGD30855

ZAAD ACCOUNT: 4812666-4721122 –

SALAAMA ACCOUNT: 60047750

BALANTEENNU WAA KA QEYB QAADASHADA MASJIDKA AL AQSA.

Aakhiro wax Sii Dhiibo, ifkana liibaan iyo Naxariis alle ku Nooloow

MASJIDKA AL AQSA

COMMENTS
LINKS