|
|||||
WAJAALE NEWS
Haweenka somaliland Oo Sidiiran Usoo Dhaweeyay Magaabista Kaltuun Sh Xasan Hambalyana u Diray Madaxwayne Siilaanyo
October 7, 2014 - Written by Editor:HARGEISA(Wajaalenews);Dhamaan haween waynaha somaliland ayaa hambalyo u diray xubinta madaxwayne siilaanyo u soo xulay komishanka doorashoyinka somaliland isla markaana ku booriyay sida uu haweenka somaliland u siiyay tixgalinta una soo xulay xubin firfircoon oo u qalanta hogaaminta gudida doorshooyinka taasi oo noqonaysa in madaxwayne siilaanyo haweenka somaliland u muujiyay dhiirigalin iyo tixgalin dheerada Guud Ahaan Ururada bulshada iyo kuwa haweenka somaliland ayaa sidiiran u soo dhaweeyay xubinta xalay madaxwayne siilaanyo ku daray xulista gudida doorashooyinka oo noqonaysa haweenaydii labaad ee intii somaliland ka hirgashay nidaamka dorashooyinka lagu soo daro komishanak doorashooyinka Xubinta madaxwayne siilaanyo magacaabay ayaa ah Kaltuun Sh Xasan Cabdi oo ahayd gudoomiyaha ururka NAGAAD Taasi oo ah muwaadinad ku sifowday kartid ,aqoon iyo wayo aragnimo dheeraada kana sooqaybqaadatay dadaalada haweenka somaliland wax lagu baray iyo dhiiri galintoodaba WAXAANA HAMABALAYADA DIRAYA dhaman hawenka ka tirsan ururada bulshada haweenka ku jira golayaasha deegaanada dalka haweenka ururka haweenka qaranka ee Now iyo guud ahaanba haween wayanaha somaliand Sikastaba ha ahaatee arinta ayaa madaxwayne siilaanyo u horseedaysa in uu kasbado haween tiro badan oo iyagu u helan in ay kamid noqdaan hormuudka dalka WAJAALENEWS DESK EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM
Related posts:Qaar Ka Mid Ah Caruurta Gudomiye Ku Xigeenkii Hore Ee Togdheer Ee Ay Xalay Gurigiisa Kala Baxeen RRU... Weerarka Ka Dhanka Ah Gudoomiye Ciro, Ee Xukuumada, Hogaanka Kulmiye iyo Xubin Kasta Oo Muxaafid ah... Daawo:Xildhibaan Waabeeye Oo Duray Xisbiga Kulmiye Kana Hadlay Isbadal Dib U Dhac ah Oo Uu Sheegay I... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|