|
|||||
WAJAALE NEWS
Darxumada Caruurta Qore: Abdirisaaq Mahamoud Mahamed.
October 2, 2014 - Written by Wariye:dhaawacyo aad u halisa ayaaa soo gaadhay isaga laakiin ma helen cid daryeesha oo eegta isla waxoogaa kadib isaga oo sii luudaaya Ooh waa uu dayacan yahay waxa uu kala kulmay waalidkii naxariis la aan iyo daryeel la aan waxa uu dhex dabashay mawjadaha nolosha qaybteeda daran waxa uu waayey naxariista ay heleen caruur badan oo qayrkii ah waxa kale oo uu waayey cid control sha oo ka war haysa naftiisa wax ay naftiisu murugootaba wakhtigiiba aad u orday waxa u kordhay da hada waa wiil soo kacay oo soo galay xili ay ku adag dhamaan caruur ta in yar mooyaane waxa uu raacaa hada koox kamida kooxaha kubada ciyaara maalin maalmaha kamida ayey isku laayeen koox kale oo ay wada ciyaaraan kubada kubad ay ku kala badiyeen dhaawacyo aad u halisa ayaaa soo gaadhay isaga laakiin ma helen cid daryeesha oo eegta isla waxoogaa kadib isaga oo sii luudaaya oo socon kari la ayey ka hor yimaadeen koox iskara( bolice) alla yaa iga qarsha alla may i arki waayaan talow xagaan galaa ayuu ku qayliyey waaba ay istaageen soo qabta ayuu yidhi talyihii nafi orod ayey kugu aamintaa wuu orday laakin ma ordi karo wax badan waayo waa dhaawac markiiba la qabay oo la garaaac jug kalana loogu sii dar nasiib xumo mala ha cid ugu timaada saldhiga habeenimadii ayaa la gaadhay mid askariya oo u lahaa ilaalinta ma xaabiista habeenimadaa aayaaba soo qaatay tuuumbo biyaa oo kaga furay kana qooyey caw iyo go ay siisay islaan saldhiga agtiisa ku haysata makhaayad shaaha lagu cabo alla axmaqasanaa muu ka daayo ha iska seexdee waxa isku raacay dhibtan oo dhan xanuun, dhaawacyo, qabawga dhacaaya, xumada haysa, gogasha ka qoyan, iyo tuugta uu kula dhex jiro hoolka lagu xidhay dhexdiisa Waan ka xumahay ayuu naftiisii ku leeyahay ma haysto cid ka naxda iyo cid u damqata toona allaa noloshu adkaa oo xanuun kululaa ayuu markasta ku soo celceliyaa… lasoco abdirizak mahamoud <cabdigaas21@gmail.com COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|