DAAWO;Weftigii Madaxweyne Siilaanyo Hogaaminayay Oo London Lagu Soo Dhaweeyey | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;Weftigii Madaxweyne Siilaanyo Hogaaminayay Oo London Lagu Soo Dhaweeyey
October 11, 2014 - Written by Editor:

Hargeisa(Wajaalenews);Weftigan oo shalay ka duulay Egal International Airport si ay ugu qayb galaan shir caalamiya oo arimaha ganacsiga lagaga hadlaayo bishan 14-keeda kana dhacaya magaalada London ayaa lagu soo dhaweeyay Madaarka, waxaana ka mid ahaa weftiga;

• Marwada koowaad ee qaranka Somaliland – Marwo Aamin-weris sheekh Maxamuud Jirde

• Wasiirka Arimah Dibedda Mudane Maxamed Biixi Yoonis

• Wasiirka Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali X Xasan

• Wasiirka Beeraha Prof. Faarax Cilmi Maxamuud

• Wasiirka biyaha Mudane Xuseen Axmed Cabdille

Waxaa sidoo kale iyana caawa dalka Ethiopia ka duuli doona

1. Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo Wacyigelinta, Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse)

2. Wasiirka Qorshaynta Qaranka Dr, Sacad Cali Shire

3. Afhayeenka Madaxtooyada JSL, Mudane Axmed Saleebaan Dhuxul.

COMMENTS
LINKS