|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Dalka Ku Soo Laabtay , Cadeeyeyna Inuu Musharax Yahay+SAWIRO
October 21, 2014 - Written by Editor:HARGEISA(Wajaalenews) ;Madaxweynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo dalka ku soo laabtay maanta laguna soo dhaweeyey garoonka Diyaaradaha ee Cigal International Airport. Soo dhawaynta ka dib Madaxweynaha oo saxaafada kula hadlaayey Qolka VIP da ee Airport ka ayaa ugu horayn ka hadlay ujeedadii shirkii ay ka qaybgaleen isaga iyo weftigii uu hogaaminaayey shirkaasi oo ahaa mid caalamiya oo ay ka soo qaybgaleen dad badan oo aduunka magac ku leh. Sidoo kale waxa uu madaxweynuhu beeniyey oo uu sheegay wararkii la isla dhexmaraayey intii uu dalka ka maqnaa ee ahaa inuu ka tanaasulay musharaxnimadii Xisbiga ee Shanta Sanno ee soo socda, isaga oo madaxweynuhu sheegay inuu u taagan yahay musharaxnimada inta sharcigu u ogol yahayba, kuwa faafiyeyna waa kuwii markaan dalka ka baxba odhan jiray wuu xanuusanayaa madaxweynuhu oo dhakhtar ayuu yaalaa, oo la yaabi mayno waana caadadooda taasi.
Related posts:Milicsiga; Golaha Wakiilada Jsl Oo Xukuumada ka Dalbaday In Ay Soo Gudbiso Gobolada Buuxiyay Shuruud... Hadaanu Nahay Taagerayasha North America ee Xisbiga Ucid Waxan Taagero Buuxda u Haynaa Xoghayaha... “Xadhigga Suxufiyiinta Iyo Weerarka Xarumaha Warbaahintu Waa Xadgudub Ay Xukuumaddu U Badheedhay…” G... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|