|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;Fadeexada,Wafti Ka Socday Somaliland Oo Ka Qaybgalay Shirka Budhcad Badeeda Oo Loo Qabtay Maamul Goboleedyada Somaliya,
October 31, 2014 - Written by Editor:Dubai(Wajaalenews);Shir lagaga hadlayay la dagaalanka Budhcad badeeda ayaa shalay lagu soo gabagabeeyay magaladda Dubai ee Isu-taaga Imaaradka Carabta. Shirkan oo ka dhacay Huteel lagu magacaabo Marriot Marquis Dubai ayaa waxaa lagu marti qaaday ama ka qayb gashay wufuud gadhaysa ila 1000 qof oo ka kala socda dalalka aduunka iyo ururo caalami ah, saraakiil ka tirsan ciidamadda ka howl-gala Gacanka cadmeed iyo Badweynta Hindiya ee loogu talagalay dagaalka ka dhanka ah weerarada Bad Jiifka. Waxana uu ahaa shirweynihii Af-raad ee arrintan beesha caalamku kaga wadda hadasho. Somaliland ayaa waxaa u matalayay gudoomiyaha haayayada budhcad badeda Maxamed Cismaan indhoole oo ay madaxwayne siilaanyo adeer u yahay, Related posts:Weriye Kayse Axmed Digaale Oo Ku Guulaystay Tartan Hay´adda CARITAS U Qabatay 25-Suxufi DAAWO SAWIRA... Wasiir Kuxigeenka Arimaha Gudaha Oo Ka Hadlay Tirada Arday Banaan Baxyo Abaabulaysay Oo Ay Xabsiga ... Guddoomiyaha Dalladda Ururada Bulshada Rayidka Ah Ee SONSAF Oo Daah-furay Kulan Lagaga Hadlayay Doo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|