|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Xaflad Balaadhan Oo Taagerayasha Xisbiga Kulmiye Ku Qabteen Magaalada Gabiley
October 30, 2014 - Written by Editor:GABILEY(Wajaalenews) ;DAAWO; Xaflad Balaadhan Oo Taagerayasha Xisbiga Kulmiye Ku Qabteen Magaalada Gabiley Taageerayaasha xusbi xaakimka kulmiye ayaa xaflad dhoolatus ah ku qabtay magaalada gabiley xafladan ayaa soo abaabulay Masuuliynta gobolka xafaladn oo ka dhacday hoolka xaaji askar ayaa waxaa ka hadlay maamulka gobolka iyo Xildhibaan Ibraahim Axmed Haybe oo kamida mudanayaasha golaha wakiilada kanamida xildhibaanada xusbga kulmiye ugu soo baxay gobolka gabiley. http://youtu.be/xWGt2iLk-1Q Related posts:Garyaqaan Gulled Dafac Oo Soo Bandhigay Gobolka Sanaag iyo Goobaha Dalxiiska ee uu Caanka Ku Yahay. Murrashax Cirro Oo Ka Hadlay Isu Soo Baxyadii Ay Taagerayasha Waddani Ka Sameyen Gobolada Iyo Degmoo... Masuuliyiinta Baanka Dhexe Ee Jsl Oo Xilkii Ukala Wareejiyay Maamulka Cusub Ee Baanka Wajaale Iyo Ma... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|