|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo; Cali Khaliif Galaydh Oo Maanta Garoonka Buuhoodle Ka Duulay Una Sii Jeeda Itoobiya
October 20, 2014 - Written by Editor:Buuhoodle(Wajaalenews) Hoggaamiyaha Kooxda Khaatumo Cali Khaliif Galaydh Ayaa maanta Diyaarad Gaar ah ka raacay Garoonka Magaalada Buuhoodle Isagoo U Kicitimay Dhinaca Itoobiya Halkaasoo Sida uu sheegay Uu kaga qayb geli doono Shir Addis-ababa ka dhacaya oo lagaga hadlayo habka federaalka Soomaaliya Wuxuna Hoggaamiyaha Kooxda Khaatumo Farriimo Colaadeed halkaas uga diray Madaxweynaha Maammul-goboleedka Puntland C/weli Gaas sidoo kalena wuxu ka dayriyey nabadgelayada Muqdisho ee xilligan Related posts:HALKAN Ka Daawo; Cabdi Good Oo Markale Falaqayn Kusa Meeyay Heesta Maxamed Cali Himilo Maxaa Kalaq... Wasaarada Arimaha Dibada Oo Ka Hadashay Waxa Ka Soo Baxay Shir Ay Magaalada Diri Dhaba Ku Yeesheen S... Daawo:Nin Ka Sheekeeyay Dhacdo Cajiib ah Oo Ka Qabsatay Dooni Dhawaan Ku Qaraqantay Bada Cas Oo Uu K... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|