|
|||||
WAJAALE NEWS
CIIDAMADA DAWLADDA AUSTRALIA OO GACANTA KU DHIGAY WIIL SOMALIYEED OO KU BIIRI RABAY ISIS .
October 5, 2014 - Written by Editor:Hargeysa -(Wajaalenews)- )Muwaadin udhashay dalka Somaliya balse heysta dhalashada dalka New Zealand, oo lagu magacaabo Amin Maxamed,ayaa laga yaabaa in uu wajaho xukun xabsi daa’in ah kadib markii lagu eedeyay in uu isku diyaarinayay in uu ku biro kooxda Daacish ee ka dagaalama dalalka Suriya iyo ciraaq . Amin Maxamed,ayaa warbixin uu ka diyaariyay Wargeyska The New Zealand Hearld on Sunday,ee kasoo baxa dalkaasi New Zealand, ayaa lagu sheegay in maxkamadeytniisa ay ka dhici karto dalka Australia,iyada oo qosyska Amin Maxamed aysan waxba ka ogeyn halka wiilkooda uu ujihesnaa. Warbixinta ayaa sidoo kale sheegaysa in Mahad Warsame oo Reerkaasi saaxiib la ah, ahna Guddoomiyaha Jaalliyadda Soomaalida New Zealand u sheegay Wargeyska The Herald on Sunday inuu Amiin Mohamed beeniyey inuu qorshaynayey inuu u ambabaxo dalka Syria.si uu dagaalka kooxda Dacish uu ugu mid noqdo. Amin Mohamed ayaa maxkamada ka soo muuqan doona bisha December . Related posts:DAAWO; Wafti ka Socda Dalka Emaraadka Carabta Oo Lagu Soo Dhaweeyay Caasimada Somaliland Ee Hargays... Golaha Wakiilada Oo Jawaab Ka Bixiyay Xeerar Uu Gudoomiyaha Guurtida Kusoo Celiyay, Sheegayna In Ay ... Wasaarada Isgaadhsiinta iyo Technologyada Somaliland Oo Soo Bandhigtay Qaabka Casriga ah ee Kaydinta... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|