Aqoonyahan Maxamuud Cismaan Ciyi oo kulan layeeshay odoyaasha iyo waxgaradka beeshiisa sirasmiya ugaga dhawaaqay musharaxnimadiisa golaha wakiilada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Aqoonyahan Maxamuud Cismaan Ciyi oo kulan layeeshay odoyaasha iyo waxgaradka beeshiisa sirasmiya ugaga dhawaaqay musharaxnimadiisa golaha wakiilada
October 2, 2014 - Written by Editor:

HARGEISA(Wajaalenews)Musharaxa u taagan doorashada golaha wakiilada somaliand Maxamuud Cismaan Ciyi oo kamida aqoon yahanka somaliand ee xiligan tartanka ugu jira sidii ay dalka uga badbaadinlahayeen amaba figrado cusub ugu soo kodhin lahaa bulshada somaliand ayaa isagoo ku guda jira sidii u shaacin lahaa dmaciisa musharaxnimo wuxuu kulan baladhan kula yeeshay.

musharax maxamuud cawaysxil caways

 

 

 

 

 

Magaalada Hargeisa huteel maansoor si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu ka qayb galayo doorashooyinka golaha wakiilada somaliland ee fooda inagu soo haya sanadka cusub 2015 mudane aqoonyahan maxamuud cismaan ciyi,mudanuhu sidaa wuxuu ka sheegay madal qado sharafeed ugu sameeyay odayaasha iyo cuqaasha reer gadiid oo uu shalay ugu sameeyay magaalada hargaysa,halkaas oo uu ku balan qaaday in uu qaranka si hagar la’aana ugu shaqayn doono bulshada reer somaliland dhamaantood hadii ilaahay yidhaahdo

WAJAALENEWS DESK

COMMENTS
LINKS