|
|||||
WAJAALE NEWS
Afhayeenka Xusbiga Wadani Ee Gobolka Gabiley Oo Xukuumada Ku Eedeeyay Faro Galinta Qaawan ee ay ka Dhexwado Golaha Wakiilada ‘Taasi Noqon mayso Mid Hal Maalin Cimri Idiinku Kordho’
October 27, 2014 - Written by Editor:Gabiley(Wajaalenews) ;Afhayeenka xusbiga mucaridka ah Wadani ee gobolka gabiley Eng Da.uud Abiib Axmed ayaa si kulul uga jawaabay faragalinta xukuumadu ku hayso golaha wakiilada Dhanka kale wuxuu xukuumada ku dhaliilay sida ayna u xusin mujaahidiintii taariikhda aan duugoobay kulahaa gayiga somaliland . waxana kamida hadladiisii, sida xukuumada axmed siilaanyo waxa caadaysatay in ay ku faanto qodobadan
2;dufan jecel 3;faan jecel Shirka somaliya jecel waala idin arkaa?sidaasina noqonmayso mudo kordhina helimaysid maxaad ka qabateen aafada tahriibta? iyo wixii la idiin igmaday? in dalka doorasho ka qabsoon laydinka baryimaayo waanad ku qasban tihiin, loona dulqaadan maayo hadba jar iska xoorka kana dhex baxa golaha wakiilada ee noqday meel aad dhaliilihiina kula galgalataan, indinkoo mudo kordhin ka dayaya waxaanad ka cabsi qabtaan xusbi waynaha wadani ee cududiisa taageero cirka marayso. isticmaala kartidiinii ceebta indinkeentay waxaan idin leeyahay dadka malihidin ee iska dhiiba talada Beesha caalamku wa ogtahay musuqmaasuqa xukuumada siilaanyo Dhanka kale isagoo ka hadlaya muj timacade oo taariikhda somaliland baal dahaba kaga jira wuxu yidhi waan xasuusanayaa shuhadadii snm dhamaan doorkan waxaan xusayaa mujaahidkii timacade ee dagaalkii geedbalaadh ee moorgan kaga cararay gayigeena faqashna kaga yaabiyay qaniino uu u la tagay cadawgii mageesigaa ayaa taariikhdiisa ladiidi karaa?maya maya ma doonayso dawladeenu in ay xusto waana takeentay in beeshiisii xukuumada siilaanyo waxa gaadhay in ay la colowdo beeshii uu ka dhashay maxamed cabdilaahii aamin warfaa(timacade) iyadoo dhul ay lahaayeen dawladu ka qadata agontii mujkan ayay waxaa kufaana wasiirada guulwadayaasha ah ee gobolka kasoo jeeda
WAJAALENEWS DESK EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM Related posts:Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Ugu Baaqay Garsoorka In Ay Si Cadaalad Ah U Qaadaan Kiisaska Dacwada... Daawo:Xisbiga Wadani Oo Faafaahin Ka Bixiyay Kulan Maanta Sadexda Xisbi Qaran La Yeesheen Komishanka... halkan ka daawo wasiirka arimaha gudaha somaliland oo galabta sheegay in kulamo la qaateen gudigii d... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|