Afhayeenka Xusbiga Wadani Ee Gobolka Gabiley Oo Xukuumada Ku Eedeeyay Faro Galinta Qaawan ee ay ka Dhexwado Golaha Wakiilada ‘Taasi Noqon mayso Mid Hal Maalin Cimri Idiinku Kordho’ | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Afhayeenka Xusbiga Wadani Ee Gobolka Gabiley Oo Xukuumada Ku Eedeeyay Faro Galinta Qaawan ee ay ka Dhexwado Golaha Wakiilada ‘Taasi Noqon mayso Mid Hal Maalin Cimri Idiinku Kordho’
October 27, 2014 - Written by Editor:

Gabiley(Wajaalenews) ;Afhayeenka xusbiga mucaridka ah Wadani ee gobolka gabiley Eng Da.uud Abiib Axmed ayaa si kulul uga jawaabay faragalinta xukuumadu ku hayso golaha wakiilada

Dhanka kale wuxuu xukuumada ku dhaliilay sida ayna u xusin mujaahidiintii taariikhda aan duugoobay kulahaa gayiga somaliland . waxana kamida hadladiisii,

 sida xukuumada axmed siilaanyo waxa caadaysatay in ay ku faanto qodobadan

  1. kursi jacayl

2;dufan jecel

3;faan jecel

Shirka somaliya jecel waala idin arkaa?sidaasina noqonmayso mudo kordhina helimaysid maxaad ka qabateen aafada tahriibta? iyo wixii la idiin igmaday? in dalka doorasho ka qabsoon laydinka baryimaayo waanad ku qasban tihiin, loona dulqaadan maayo hadba jar iska xoorka kana dhex baxa golaha wakiilada ee noqday meel aad dhaliilihiina kula galgalataan, indinkoo mudo kordhin ka dayaya waxaanad ka cabsi qabtaan xusbi waynaha wadani ee cududiisa taageero cirka marayso.

isticmaala kartidiinii ceebta indinkeentay waxaan idin leeyahay dadka malihidin ee iska dhiiba talada

Beesha caalamku wa ogtahay musuqmaasuqa xukuumada siilaanyo

Dhanka kale isagoo ka hadlaya muj timacade oo taariikhda somaliland baal dahaba kaga jira wuxu yidhi

waan xasuusanayaa shuhadadii snm dhamaan doorkan waxaan xusayaa mujaahidkii timacade ee dagaalkii geedbalaadh ee moorgan kaga cararay gayigeena faqashna kaga yaabiyay qaniino uu u la tagay cadawgii mageesigaa ayaa taariikhdiisa ladiidi karaa?maya maya ma doonayso dawladeenu in ay xusto waana takeentay in beeshiisii xukuumada siilaanyo waxa gaadhay in ay la colowdo beeshii uu ka dhashay maxamed cabdilaahii aamin warfaa(timacade) iyadoo dhul ay lahaayeen dawladu ka qadata agontii

mujkan ayay waxaa kufaana wasiirada guulwadayaasha ah ee gobolka kasoo jeeda

 

WAJAALENEWS DESK

EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM

COMMENTS
LINKS