|
|||||
WAJAALE NEWS
Nuxurka Qoraal Shirkadda AL-xarbi Maxakamadda Gobolka Maroodijeex Kaga Codsatay In Lagu Wareejiyo Dhul Xukumaddu Ka Iibisay.
October 30, 2014 - Written by Wariye:Hargeysa(Wajaalenews):-Warqad Shirkadda Al-xarbi u gudbisay Maxakamadda Gobolka Maroodijeex, ayaa muujinaysa saddex goobood oo laga Iibiyay,kuwaasi oo uu ku jiro dhulka uu ku yaalo Library-ga Gaandi.
Dib u furista Gaandi waxaa ka hawl galay Dhalin yaro iskood isku xilqaamay oo sheegay in Madaxweyne Axmed Siilaanyo go’aan ah inaan halkaasi dhalin yarada laga xidhin ah qaatay dibna sidaasi loogu furay. Hargaysa Office Related posts:Shirweynihii Beel weynta Garxajis oo Maalintii Sideedaad Si Habsami ah uga Socda buurta Gacan-libaax... Mudane Ka Tirsan G,Deegaanka Hargeysa Oo Si Weyn Uga Soo Horjeestay Isbeddelada Wasiir Warancadde ku... Badhasaabka Gobolka Maroodi Jeex Oo Digniin Culus Udiray Gaadiidka Iskaragooyinka Ee Dooxa Ciida Ka ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|