|
|||||
WAJAALE NEWS
Nuxurka Qoraal Shirkadda AL-xarbi Maxakamadda Gobolka Maroodijeex Kaga Codsatay In Lagu Wareejiyo Dhul Xukumaddu Ka Iibisay.
October 30, 2014 - Written by Wariye:Hargeysa(Wajaalenews):-Warqad Shirkadda Al-xarbi u gudbisay Maxakamadda Gobolka Maroodijeex, ayaa muujinaysa saddex goobood oo laga Iibiyay,kuwaasi oo uu ku jiro dhulka uu ku yaalo Library-ga Gaandi.
Dib u furista Gaandi waxaa ka hawl galay Dhalin yaro iskood isku xilqaamay oo sheegay in Madaxweyne Axmed Siilaanyo go’aan ah inaan halkaasi dhalin yarada laga xidhin ah qaatay dibna sidaasi loogu furay. Hargaysa Office Related posts:Guddoomiye Faysal Cali Waraabe oo u Magacaabay La tiliyihiisa Siyaasadda Maxamed Jaamac Cabdi (ISXAL... Agaasimaha Maamulka iyo Lacagta Ee Wasaarada Warfaafinta Somaliland oo Xoriyadiisii Dib U Helay Masuuliyiinta Dawlada Hoose Oo Kormeer Ku Tagay Xabaalihii Hore Ee Naaso Hablood Iyo Arin Mucjiso Ah... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|