|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiir Xirsi Oo Ka Hadlay Hadalka Madaxweyne Siilaanyo Ee Ah Inuu yahay Ra’isal Wasaare.
September 11, 2014 - Written by Wariye:Hargeysa(WJN):- Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa iska fogeeyay hadal maalmihii u dambeeyay aad loo hadal hayay oo ahaa in Madaxweyne siilaanyo sheegay in Xirsi yahay Wasiirka Wasiirada(Ra’isal Wasaare).waxa uu mucaaradka ku eedeeyay qabyaalad iyo inay yihiin kuwo siyaasadda ku saaqiday. Qoraal uu Bartiisa Internet-ka ku baahiyey oo uu arintan ku faahfaahinayay ayaa u dhignaa sidan:- “Anigu Raysal-Wasaare Ma ihi, Madaxweynuhuna Iima Magacaabin Sharcigana Kuma Jirto”, Hadii Qoladii mucaaradka ahayd jahadii ka luntay oo ay waayeen wax ay dadka u sheegaan waxaan leeyahay siyaasad noqonmayso hebal baa caynkaa yidhi iyo hadalka madaxweynaha turjumada khaldan aad ka samaysaan. Warancade hadalkana isagaa noogu horeeyey, markii uu madaxweynuhu qaatay hadalka wuxuu ku hadal qabsaday Warancade oo yidhi “Sidaa Wasiirku yidhi, kadibna raaciyey wasaradu isagoo uuga gol le in laba wasiir goobta ka hadleen Gabagabadii waxaan leeyahay Axsaabta Mucaaradka: Aynu ku tartano waxqabad dalkuna doorasho ayuu galayaa ee u soo diyaar garooba hana carqaladaynina.! Wa Bilaahi Tawfiiq. Hargaysa Office Related posts:Daawo: Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Warshad Soo Saari Doonta Agab Muhiima Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Kamid Noqday Gudida Nabadaynta Deegaanka Ceel-Afwayn Iyo Weedho Dar daar... Cuqaasha Iyo Waxgaradka Gobolka Gabiley Oo Taageeray Siyaasi Samaale Oo Usharaxan Gudoomiye Kuxigeen... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|