Warar dheeraada oo kasoo baxaya Mudaharadkii ka socday gabiley iyo dhaawaca oo gaadhaya 5qof ciidama RRUoo xabada la dhacay Dadka Rayidka ah | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Warar dheeraada oo kasoo baxaya Mudaharadkii ka socday gabiley iyo dhaawaca oo gaadhaya 5qof ciidama RRUoo xabada la dhacay Dadka Rayidka ah
September 19, 2014 - Written by Editor:

GABILEY(Wajaalenews);Rabshadaha ka socda magaalada gabiley oo kor u sii kacaya ciidamo rru oo gaadhay gabiley islmarkaana rasaas nool ooda kaga qaaday xabada ayridayaan ayaa ilaa hada dhaawacday shan qof oo dhalinyaro u badan

Roobab xoogan oo magaalada ka da ayay ayaan wax isbadala ku samayn mudaharaadyaasha kuwaasi gabi ahaanba joojiyay isku socodka caasimada iyo gobolada galbeedka

Mudaaradayaasha ayaa iyagu ka soo hrjeeda cidka socota xukuumada oo ah ta ay wax ka tirsanayan

Dadwayne gadoodsan ayaa iyagu dhagaxa tuuranaya

hoosta ka akhri magacyada dadka ku dhaawacmay rabshadahaa gabiley ka socda;

1suhayb cismaan yasiin

2;cawaale cumra faaxar

3 ‘axmed cabdilaahi ciise

hal gabadh oo aan magaceedu noo suurta galin

Dhanka kale waxaa agagaarka gabiley laga soo sheegayaa dad ay rasas habow ahi ku dhacday walina lama hayo khasaaraha dhabta ah

KALACSOCO WAJAALENEWS DESK

 

COMMENTS
LINKS