|
|||||
WAJAALE NEWS
WAR DEG DEGA;Dab Xoogan Oo Goordhawayd Qabsaday Xerada Qoxootiga IFO
September 9, 2014 - Written by Editor:NARIOBI(Wajaalenews);sida ay noo xaqiijiyeen goobjoogayaal ku sugan xerada qoxootiga ifo ayaa waxa caawa ka kacay dab xooggan oo qabsaday goob shidaalka lagu iibiyo,waxaana goobta uu dabku qabsaday ka ag dha dhow xarumo ganacsi iyo geerashyo lagu xareeyo gawaadhida.dabkan ayaa kacay cawa saacadu markay ahayd 7:00 fiidnimo oo buuro ah.dad ku sugan goobta uu dabku kakacay ayaa noo sheegay in khasaare hantiyeed oo kaliya uu ka dhashay daka..dabka ayaa ilaa haatan kacsan iyadoo ay dadaallo kala duwan wadaan shacabka ku nool xerada In kastoo ilaa haatan uusan soo gaadhin wax dab damis ah.oo ka socda maamulka degmada dhadhaab ee gobolka woqooyi bari kenya..khasaarahay uu gaystay dabkani ayaa ilaa haatan samaynay kor ukac ballaadhan,wallow aanay jiri wax khasaare nafeed ah oo uu gaystay dabku,,,………………… W/Q:CABDISAMAD CALI XASAN (XALIYE) WAJAALENEWS NARIOBI OFFICE
Related posts:Warar Dheeraada Oo Kasoo Baxaya Dab Ka Kacay Suuqa Magaalada Jig Jiga Ee DDS Iyo Khasaaraha Ka Dhash... DAAWO:Wasiirka Warfaafinta Oo Shaqaaleeyay Wiil uu Dhalay Cawke Oo Weriyenimo Kaga Hawl-galaya Xafii... Daawo:Kulan Balaadhan Oo Prof.Axmed Ismaciil Samatar La Yeeshay Ardayda Reer Somaliland ee Wax Ka Ba... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|