War Deg Dega mudaharaad balaadhan oo ka socda magaalada gabiley abniga oo faraha ka baxay wasiir geedoole oo khasaare soo gadhay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
War Deg Dega mudaharaad balaadhan oo ka socda magaalada gabiley abniga oo faraha ka baxay wasiir geedoole oo khasaare soo gadhay
September 19, 2014 - Written by Editor:

GABILEY(Wajaalenews) Magaalada gabiley ayaa waxaa saaka ka bilowday mudahraad balaadh oo lagaga soo horjeedo saraakil ciidanka qaranka ka tirsan oo lagu dilay magalada qorilugud

Kacdoon ayaa waxa samaynaya dadwayne ka gadoodsan sida ay xukuumada ugu aamustay falkaa foosha xun .

kacdoonkan ayaa k Dhashay shirqool lagu dilay saraal reer gabiley ah kaasi oo ila hada  cidloo qaban

ciidamada booliska ah ayaa gabi ahaanba fara kala baxay ka hortaga dadwayanaha kadib markii ay maamuli kari waayeen

 

dadka mudaharaadaya ayaa sida weercas oo ay dumarku xidhaan waxana halkaa lagu gubay sawirka madaxwayne siilanyo iyo xubno kamida kumuudasii

inta la ogyahay waxa khasaare soogaadhay gabadh uu qabsaday dabkii lashidayay

dhanka kale wasiirka beeraha faarax geedoole aya dadgadoodsan gacan sareen waxaana soodhay in gacan laga jabiyay halka gaadhigii u watayna gabi ahaanba dhulka laga dhigay muraayadihii

wixii kasooo kordha kalasoco wajaalenews desk

 

COMMENTS
LINKS