|
|||||
WAJAALE NEWS
War Deg Ddeg Ah Taliyihii Degmada Arabsiyo Oo Uu Toogtay Mid Ka Mid Ah Ciidanka Saldhiga Degmadaasi
September 30, 2014 - Written by Editor:Arabsiyo(Wajaalenews)Wararka Naga Soo Gadhaya Magaalada Arabsiyo Ayaa Sheegaya In Taliyihii Sladhiga Degmada Arabsiyo La Toogtay Cabdi Case Isla Markaana Uu La Eegtay Xabadaasi Mid Ka Mid Ah Ciidanka Saldhiga Degmada Arabsiyo Taliyaha Ayaa Waxa Soo Gaadhay Dhaawac Culsu Sida Ay Noo Xaqiijiyeen Dad Iyagu Ku Sugan Magaalada Arabsiyo
Warkan Oo Faahfaahsan Goordhaw Ka Daalaco Wajaalenews.Net Wajaalenews.Net Hargeisa/Office C/Raxmaan Carab Related posts:Daawo:Nuxurka Kulan Dhexmaray Taliska Ciidanka Asluubta,Gudiga Cadaalada Iyo Xuquuqal Insaanka Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Horseed Oo Ka Hadlay Xeerka Isa Saarka Doorashooyinka Ee Ay Ansixiyee... Halkan Ka Akhriso:Xukuumada Iyo Xisbiga Kulmiye Oo Qorsheeyay Sidii ay Kursiga Baarlamaanka Uga Tuur... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|