Qoladan Wasiirada ah Waxaan Leeyahay ee Aqalka Isku Soo Xidhatay Kolba TVga ka leh. Mucaaridka ayaa ka dambeeya Mudaharaadka .waad ku fashilanteen in Aad heshaan Kalsonida Reer Gabiley; xil Iid Xasan | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Qoladan Wasiirada ah Waxaan Leeyahay ee Aqalka Isku Soo Xidhatay Kolba TVga ka leh. Mucaaridka ayaa ka dambeeya Mudaharaadka .waad ku fashilanteen in Aad heshaan Kalsonida Reer Gabiley; xil Iid Xasan
September 21, 2014 - Written by Editor:

GABILEY(Wajaalenews)’Xildhibaan iid xasan oo kamida golaha deegaanka gabiley ayaa sikulul u dhaleeceeyay wasiiro maalmahanba gabiley u joogay dawaynta qalalaasihii ka dhacay gabiley kuwaasi oo majaro habaabiyay rabi taanga amaba u jeedada reer gabiley ay kalahayeen mudaharaadkii ay kaga dhiidhiyeen dilkii foosha xumaa ee lagu dilay sargaal reer gabiley oo lagu dilay shirqool magaalada qorilugud mucaarid aan jirna kula dul kufay dhaliil korkooda taala wuxuna yidhi

Waxan halkan si kooban uga hadlayaa   Qoladan wasiirada ah ee isku soo xidhay aqalka yar ee kolba tvii ka leh. Mudaharaadkii waxa ka dambeeya mucaarid iyo xisbiyo .taaassi waxa ay gaf iyo meeel ka dhac ku tahay cabashadii reeer gabiley oo ay ku muujinayeen dareeenkooda sarakiishii xaqadarada lagu diley   Waxan leeyahay waxaba kama jiraan warkiina. Idinkuna.   WAAD KU FASHILINTEEN   INAAD HESHAAAN   KALSOONIDA REER GABILEY XAASHA. WAA DAD XARIIIRA IDINKAMAN GAYAAN INAAD   KA BEEEN SHEEGTAAN RABITAANKOODA     iyana waxa wax aad loola yaabo ah inaaad garan waydaaan   Cida. Gabiley ka masuuul ah   Sida uu dhigayo dastuurka dalku waxa gabiley ka taliya gole deeegaaan     OO UMADA REEER GABILEY SOO DOORATEY       waxan hadaba idiiin sheeegayaa   INAANU ANAGU KA MASUUUL NAHAY UMADA NA SOO DOORATaY matalnana   Waxan cadeynayaa inaan marnaba aanaan ku qanci karin.  dadkayaga inta la laayo hadana been laga sheego taasi ma aqbaleyno     ANAGU INTII HORE WAANU IDI N ASTUREYNAY LAKIIIN hada idinka yeeli mayno inaaad umada dareenkooda muujineysay ka weecisaan hadafkoodiiiyo ujeedada ay u sooo baxeen inaad ku sheegtaan mucaarid .

Waxan leeyahay reer gabiley iyo xukuumada waxa u dhaxeeya   RAG U MATALA XUKUMADA KALA SAARI MAAYEE DAGMO ILAA WASIIR MARKA LAGA REEBO BADHASAABKA CUSUB OON WALI ISAGA WAXBA AYNAAN KA ARAG hadaba   Anagu hadaanu nahay golaha deegaanka gabiley     KUMA QANACSANIN QOLADAN WASIIR ADA   Ah waa kuwa reeer gabiley godka ku riday     MAANTA LAKIIIN KA YEELI MAYNO   Kalaya waxan arinta nala qaba odayada madaxdhaqmeedka gabiley sidooo kale iyaguna waa madaxada   Abulshaada gobalka dagan   Anagaa xaq u leh inaanu ka hadalno dareeenkaa dadka na soo doortey     waxa wax lala yaaabo ah inay wasaaradu   Ay diiidaan gole dhan oo dastuuri ah ama ay iska indho tiraaan   TAASI WAY DHAMAATAY GOLE CUSUB IYO SHACAB OO SOO DOORTEY INAY KAGA MAARMAAN KUWA   AY DIIIDEEN INTA BADANA HOR JOOGEY kuwaas oo maalin a aaan dantooo ka run sheegin   waaxan leeyahay   Maxad uga dhuumaneysaan. Golaha deegaanka gabiley iyaga ayaa umada reer gabiley matala   Waanad ku qasban tihiiin idinka iyo xukuumada aad   Matashaaan

Miyeydaaan sharciga. Garaneyn goluhu isagaa ka masuul ah umada nabad galyadeeda iyo xaaladadoooda   Markaa waxan hadal keyga ku soo Gunaanadayaaa   Reer gabiley kuma qanacsana   Waayo waxan la hadleynaa. Cidii. Dhibka noo geysatey   Waana dowlada   Axmed siLaaanyo kow ka yahay waayo wadan ka isagaa ka  madaxweyne ah   Idinkana waxan idin leeyahay iskaga baxa magaalada aad ku dhuumaneysaan   iyo guriga martida ee aad kolba tv ugu yeedhaneysaaan   Soo dhaafa oo umada u yimaada ama dee hargeysa. Waxba haka   Dhicina   Canaanta silaaanyo ee idin sugeysa   Ileyn waaad cadeyseeen in. Gabiley la idinkaga awoood badan yahay e   Idinkaa afkiina laga. Hayaa   Silaaanyo waxa uu u baahan yahay cid umadu ogoshay sowmaaha ileyn   Waa runteye

WAJAALENEWS DESK

EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM

COMMENTS
LINKS