|
|||||
WAJAALE NEWS
Qoladan Wasiirada ah Waxaan Leeyahay ee Aqalka Isku Soo Xidhatay Kolba TVga ka leh. Mucaaridka ayaa ka dambeeya Mudaharaadka .waad ku fashilanteen in Aad heshaan Kalsonida Reer Gabiley; xil Iid Xasan
September 21, 2014 - Written by Editor:GABILEY(Wajaalenews)’Xildhibaan iid xasan oo kamida golaha deegaanka gabiley ayaa sikulul u dhaleeceeyay wasiiro maalmahanba gabiley u joogay dawaynta qalalaasihii ka dhacay gabiley kuwaasi oo majaro habaabiyay rabi taanga amaba u jeedada reer gabiley ay kalahayeen mudaharaadkii ay kaga dhiidhiyeen dilkii foosha xumaa ee lagu dilay sargaal reer gabiley oo lagu dilay shirqool magaalada qorilugud mucaarid aan jirna kula dul kufay dhaliil korkooda taala wuxuna yidhi Waxan halkan si kooban uga hadlayaa Qoladan wasiirada ah ee isku soo xidhay aqalka yar ee kolba tvii ka leh. Mudaharaadkii waxa ka dambeeya mucaarid iyo xisbiyo .taaassi waxa ay gaf iyo meeel ka dhac ku tahay cabashadii reeer gabiley oo ay ku muujinayeen dareeenkooda sarakiishii xaqadarada lagu diley Waxan leeyahay waxaba kama jiraan warkiina. Idinkuna. WAAD KU FASHILINTEEN INAAD HESHAAAN KALSOONIDA REER GABILEY XAASHA. WAA DAD XARIIIRA IDINKAMAN GAYAAN INAAD KA BEEEN SHEEGTAAN RABITAANKOODA iyana waxa wax aad loola yaabo ah inaaad garan waydaaan Cida. Gabiley ka masuuul ah Sida uu dhigayo dastuurka dalku waxa gabiley ka taliya gole deeegaaan OO UMADA REEER GABILEY SOO DOORATEY waxan hadaba idiiin sheeegayaa INAANU ANAGU KA MASUUUL NAHAY UMADA NA SOO DOORATaY matalnana Waxan cadeynayaa inaan marnaba aanaan ku qanci karin. dadkayaga inta la laayo hadana been laga sheego taasi ma aqbaleyno ANAGU INTII HORE WAANU IDI N ASTUREYNAY LAKIIIN hada idinka yeeli mayno inaaad umada dareenkooda muujineysay ka weecisaan hadafkoodiiiyo ujeedada ay u sooo baxeen inaad ku sheegtaan mucaarid . Waxan leeyahay reer gabiley iyo xukuumada waxa u dhaxeeya RAG U MATALA XUKUMADA KALA SAARI MAAYEE DAGMO ILAA WASIIR MARKA LAGA REEBO BADHASAABKA CUSUB OON WALI ISAGA WAXBA AYNAAN KA ARAG hadaba Anagu hadaanu nahay golaha deegaanka gabiley KUMA QANACSANIN QOLADAN WASIIR ADA Ah waa kuwa reeer gabiley godka ku riday MAANTA LAKIIIN KA YEELI MAYNO Kalaya waxan arinta nala qaba odayada madaxdhaqmeedka gabiley sidooo kale iyaguna waa madaxada Abulshaada gobalka dagan Anagaa xaq u leh inaanu ka hadalno dareeenkaa dadka na soo doortey waxa wax lala yaaabo ah inay wasaaradu Ay diiidaan gole dhan oo dastuuri ah ama ay iska indho tiraaan TAASI WAY DHAMAATAY GOLE CUSUB IYO SHACAB OO SOO DOORTEY INAY KAGA MAARMAAN KUWA AY DIIIDEEN INTA BADANA HOR JOOGEY kuwaas oo maalin a aaan dantooo ka run sheegin waaxan leeyahay Maxad uga dhuumaneysaan. Golaha deegaanka gabiley iyaga ayaa umada reer gabiley matala Waanad ku qasban tihiiin idinka iyo xukuumada aad Matashaaan Miyeydaaan sharciga. Garaneyn goluhu isagaa ka masuul ah umada nabad galyadeeda iyo xaaladadoooda Markaa waxan hadal keyga ku soo Gunaanadayaaa Reer gabiley kuma qanacsana Waayo waxan la hadleynaa. Cidii. Dhibka noo geysatey Waana dowlada Axmed siLaaanyo kow ka yahay waayo wadan ka isagaa ka madaxweyne ah Idinkana waxan idin leeyahay iskaga baxa magaalada aad ku dhuumaneysaan iyo guriga martida ee aad kolba tv ugu yeedhaneysaaan Soo dhaafa oo umada u yimaada ama dee hargeysa. Waxba haka Dhicina Canaanta silaaanyo ee idin sugeysa Ileyn waaad cadeyseeen in. Gabiley la idinkaga awoood badan yahay e Idinkaa afkiina laga. Hayaa Silaaanyo waxa uu u baahan yahay cid umadu ogoshay sowmaaha ileyn Waa runteye WAJAALENEWS DESK EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM Related posts:Siyaasi Food Cade Oo Dhambaal Tacsi ah U Diraya Marxuum Macalin Nuux Axmed Ismacil Oo Maanta Ku Geer... Aniga Iyo Madaxweynuhu Waan Isku Xidhan Nahay Oo Sida Uu Distoorku U Siiyey (Madaxweynaha Teeramka 2... Masuuliyiin Xukuumada Katirsan Oo Ka Hadlay Sobobta Loo Burburiyay Dhismihii Khayriyada, Maxayse Ka ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|