Maxkamada Ciidamada oo Xukuno Kala Duwan ku Riday Dadkii Loohaystay Dilalkii ka dhacay inta u dhaxaysa Gabiley iyo Borama +Xubno Wasiirada kamida oo faragalin Bilaabay Iyo Aragtida Bulshada Reer Gabiley; | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maxkamada Ciidamada oo Xukuno Kala Duwan ku Riday Dadkii Loohaystay Dilalkii ka dhacay inta u dhaxaysa Gabiley iyo Borama +Xubno Wasiirada kamida oo faragalin Bilaabay Iyo Aragtida Bulshada Reer Gabiley;
September 26, 2014 - Written by Editor:

GABILEY(Wajaalenews) Maxkamada ciidamada qaranka somaliland ayaa markii labaad qaaday dad ku eedaysnaa kiiska ka dhacay inta u dhaxaysa gabiley iyo dila kuwaasi oo kala ahaa muj ,xawar xareed muj qarxiye cabdishakuur abiib maxamed nuur xirsi waabari afarkan nin ayaa maxkamadu markii hore xukuntay laba kamida min toban sano oo xadhiga halka labada kale lagagag xukumay dil,

gabileycawar xareed

 

 

 

 

 

 

 

 

Xukunkaa ayaa waxa racfaa ka qatay eheladoodii taasi oo mudo kadib waxay maxmada ciidanka lahorkenay 23/09/2014 xukunkan danbe ayaa waxa hadana laxukumay in

1;Cabdishukuur abiib iyo 2;maxamed nuur lagu xukumay min shansano halka cawarxareed iyo qarxiyana lagaga xukumay xabsi daa,in

Arinta ayaa ka dhigtay in laba kamida ay ahayd shalayba in lasii daayo wayo waxay ka dhan xukunka lagu riday iyo goo bilaa xukun xudhnaa mudo ka badan inta laxukumay waxayna mutaysteen in shalyaba lasoo daayo, sidaa waxa dhigaya sharci in qofka maalinta lasoo xidho uu xukunku uga bilowdo marka laxukumana lo tiriyo mudadaa

Hadaba waxay iswaydiintu tahay maxaa dib u dhigay labada muwaadin oo dhamaystay xuxunka lagu riday loosiidayn wayay ?

Sida warar Xogogaale oo an helay noo xaqiijiyeen Waxaa markiiba kiiska soo fara galiyay wasiiro uu kamid yahay wasiirka gaashaandhiga cadami Taliyaha ciidanka booliska Wasiirka arimaha gudaha wasiirka madaxtoyada dhamaan xubnahan ayaa isku dayay in ay hor istaagaan xukunkan maxkamadiina cadaadisku saaray in aanay qori warqada

sidaynta taasi

Raxanta wasirada ah ayaa wali u jeedadooda lafmin waxana laga warqabaan in ay ka cabsanyaan cidkale oo ay ka baqayaan in cadaadis kaga yimaado’

Arintan ayaa magaalada gabiley kaabuurtay xaalad kacsan oo malmahan loo dhagtaagayay sida uu u dhacdo xukunka oo marka horeba ay qaaday kiiska cid aan lahayd kuwaasi oo ah maxkamada ciidan dadkana ay ahaayeen dad shiciba ayna tahay in ay kiiskooda qaado maxkamada  Shicibka tasina may dhicin

Dadwaynaha reer gabiley ayaa falka aad uga xun sida loo maamulayao kadib farogalinta wasiirada taasi oo magaalada gabiley lafilyo in ay ka abuurto kacdoon

dhawaan ayay ahayd markii gobolka gabiley xal laga gaadhay isku dhac bulshada iyo dawlada oo kayimid kadib markii si aanhaboonayd lo dilay laba sargaal o reer gabiley ah tan ayaa hadii aan lamaaray waxa laga yaabaa in ay marto jid aan xukuumadu maarayn karin wayo waxay tirsanayaan arimo badan oo xaga xukuumada ka qaloocday

Sikastaba ha ahaateen waxaa caawa magaalada gabiley laga dareemayaa loona dhagtaagayaa sida uu ku dhamaado kiis kan oo in badan xukuumadu haysatay iyadoo dadkii xiligaa kasoo baro kacay dhulkodii ay wali qoxooti ku yihiin gudaha magaalada gabiley

WAJAALENEWS DESK

GABILEY OFFICE

EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM

COMMENTS
LINKS