|
|||||
WAJAALE NEWS
Golaha Wasiirada Oo Meel Mariyey Odoros Miisaaniyadeedka 2015-ka
September 11, 2014 - Written by Editor:Hargeysa(Wajaalenews)- Golaha wasiirada Xukumadda Axmed Siilaanyo ayaa meel Mariyay Odoroska Miisaaniyad sanadeedka Sanadka 2015-ka. Kulankii maanta ee Wasiirada ayaa lagu ansixiyay Miisaaniyada oo dhan 250 Milyan oo Dollar. Miisaaniyadda ayaa ka badan tii sanadkii hore 30 Milyan oo Dollar. Miisaaniyada sanadkan ee Dawlada dhexe ayaa loo qorsheeyey inay noqoto 180 milyan oo Dollar, halka Ta dawlada Hoose ay ka noqonayso 70 Milyan oo Dollar isgu gayntooduna ay tahay 250 Milyan oo Dollar.
Related posts:Masuuliyiinta Dawlada Hoose Ee Caasimada Oo Dalka Kusoo Dhaweeyay Khuburo Kala Shaqayn doonta Wadoo... Hargeysa: Magacyadda Tobanka Arday Ee Ugu Sareeya Imtixaankii Shahaadiga Ah ee Fasaladda Afraad iyo ... Daawo:Wasaarada Hawlaha Guud Iyo Dawlada Hoose Oo Madaxa Iskula Jira Iyo Dhul Ku Yaala Duleedka Harg... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|