|
|||||
WAJAALE NEWS
Golaha Guurtida Somaliland Oo Maanta Ansixiyey Xeerka Komishanka Dib U Habaynta Shuruucda Dalka.
September 16, 2014 - Written by Editor:Hargeysa(Wajaalenews):-Golaha guurtida somaliland ayaa maanta ansixiyey xeerka komishanka dib u habaynta shuruucda dalka. Fadhiga maanta ee golaha guurtida somaliland oo uu shir gudoominayey gudoomiyaha golahaasi Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan ayey mudanayaashu cod aqbalabiyad ah ku ansixiyeen xeerka komishanka dib u habaynta shuruucda dalka oo ay wax ka badal iyo kaabis ku sameeyeen guddida shuruucda ee golaha guurtida somaliland Fadhiga maanta ee golaha guurtida somaliland oo ay ka soo xaadireeen 44 xildhibaan oo ka mid ah 82-ka xildhibaan ee golahaasi ka kooban yahay ayaa waxa xeerkan loo sameeyey komishanka dib u habaynta shuruucda dalka ogolaaday 41 xildhibaan, waxaana diiday 2 xildhibaan halka gudoomiyuhuna aanu codayn. Sidaasna waxay mudanayaasha golaha guurtida somaliland ku ansixiyeen xeerka komishanka dib u habaynt WAJAALENEWS DESK EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM Related posts:Daawo: Gudoomiyaha Xafiiska imtaxaanaadka Qaranka Somaliland Oo Waalidiinta Uga Digay Hay,ad Turkish... DAAWO;-Maamulka Dugsiyada Gaarka Ah Oo Cabasho Ugudbiyay Gudida Joogtada Ah Ee Golaha Wakiilada! Xaalada Diyaaradihii ka Duuli Jirey Sweden & Yurub Iyo Dhibka Aad La Kulmeysid Marka Aad Somalia Udh... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|