|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo : Wasiir Cadami Oo Xadhiga ka Jaray Ceel Biyood Laga Hirgaliyay Degmada Badhan.
September 9, 2014 - Written by Editor:BADHAN(Wajaalenews);Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami iyo masuuliyiin socdaalkiisa ku weheliya, ayaa maanta xadhigga ka jaray Ceel-biyood laga hirgeliyey duleedka magaalada Badhan ee xarunta gobolka Badhan ee Bariga Sanaag. Wasiir Cadami markii uu xidhigga ka jarayey Ceel-biyoodkaas laga hirgeliyey Badhan waxa uu sharraxaad ka bixiyey Kharashka ceelkaas ku baxay halka uu ka yimi iyo sida lagu sameeyey Riig-biyoodkaas. Wasiir Cadami iyo Masuuliyiinta kale ee halkaas ka hadlay halkan hoose ka daawo Muuqaalka Munaasibaddaas lagu furay ay ka jeediyeen. http://youtu.be/6lYOEEEDZX0 WAJAALENEWS DESK
Related posts:DAAWO;-Col Caare Oo Ka Hadlay Wada Hadalkii Udhexeeyay Xukuumada Iyo Qodobo Ay Isla Qaateen Gudida D... Madaxwayne Biixi Oo Isku Keenay Cabdiraxmaan Soltelco Oo Ka Tanaasulay Hankiisii Maayarnimo Iyo Maay... Shacabka Somaliland oo Si Adag Uga Falceliyey Quudhsi Uu Mulkiilaha Dahabshiil Group Kula Kacay Qara... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|