DAAWO Wariye Raage Omaar Oo Loo Ogolaaday In Uu Si Toos Uga Soo Waramo Magaaladii Ay Qabsadeen Ururka ISIS Ee Mosul. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO Wariye Raage Omaar Oo Loo Ogolaaday In Uu Si Toos Uga Soo Waramo Magaaladii Ay Qabsadeen Ururka ISIS Ee Mosul.
September 12, 2014 - Written by Editor:

HARGEISA(Wajaalenews);Wariyaha Ruug Cadaaga Ah Ee Raage OMaar oo ka soo waramaya Magaalada Mosul oo ah Magaalada Labaad ee Dalka Iraq oo ay la wareegeen Ururka ISIS oo ka dagaalama wadamo badan oo ku yaal Bariga dhexe sida Syria, Iraq, waqooyiga Turkiga.

DAAWO;

wajaalenews desk

email;wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS