|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo ; Ururka Jiidali oo Canbaareeyay dilkii Qorshaysnaa ee Lagu Dilay Labada Sarkaal.waxaya wax lalayaabo ku tilmaameen in wasiiradii Xukumadu Gabiley U soo diray Ay Ciidanka Milatarigu ku Dhex Ilaalinayaan Magaalada.
September 21, 2014 - Written by Editor:Marka Wiil Yar Oo 12-jir Ah Rasaas Lala Dhacayo Ee Lugta Lagaga Dhufanayo Macnaheedu Waa Falastiin Oo Kale Waana Wixii Ay Yuhuudu Ku Samaynaysay Falastiin ” Af Hayeenka Ururka Dhalinyarada Beesha Subeer Awal Ee (Jiidaali) Faysal Qumuj Maayirka hala waydiiyo cida abaabushay isaga maryaha ay werka ka dhigteen soo ibiyay mudaharadayaashuye Siilaanyogabiley way kala tageen isagaana godku riday kalsoonidii reer gabiley ,Mar waxaa lagu qasbayaa caruurta ay xukuumadu xabada ladhacayso bixi lacagtii wada ceergaabo xataa imtixaanka lagag xidho haday bixin wayaan,marna xabad nool ayaa lala dhacayaan. WAJAALENEWS DESK
Related posts:"Wax Goob Ah Lagagama Tegin Gabiley Komishankana Taas Laga Yeeli Maayo Reer Gabileyow Fadhiga Ka Kac... HALKAN KA AKHRI ; Xafiiska Imtixanaadka Qaranka Oo Shaaciyey Magacyadda 57 Macalimiin ah Oo ay Shee... Ex Wasiir Axmed Muumin Seed Oo Madaxwayne Biixi Ugu Baaqay In Uu Joojiyo Ciidamada Uu Ku Cabsi Galin... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|