DAAWO ;Buurmadow Oo Shaaciyay In Beeshiisu Kalsoonidii Kala Noqotay Musharaxa Xisbiga UCID | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO ;Buurmadow Oo Shaaciyay In Beeshiisu Kalsoonidii Kala Noqotay Musharaxa Xisbiga UCID
September 22, 2014 - Written by Editor:

Hargeysa(Wajaalenews)  DAAWO ;Boqor Cismaan Buur Madow ayaa waxa uu dhaliil u soo jeediyay musharaxa madaxweyne ee UCID Jamaal Cali oo uu sheegay in kalsoonidii uu ka haystay beeshooda ay kala noqdeen.

http://youtu.be/GQ5bSwzEcww

WAJAALENEWS DESK

EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM

COMMENTS
LINKS