|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO ;Beesha Urursuge Oo Deegaanka Jiidalli Ee Gobolka Sanaag Shir Ugu Soo Gabo Gaboobey
September 23, 2014 - Written by Editor:Jiidaali(Wajaalenews) DAAWO ,Beesha Maxamed Muuse ”URURSUGE” Oo kamid ah Beelweynta Muuse Ismaaciil ayaa shir aayo ka tashi ah Oo mudooyinkii Udambeeyayba uga Socda deegaanka Jiidali usoo gabo gaboobey Waxana Gunaanadkii shirkaasi Kasoo qayb galay Marti sharaf salaadiin Haldoor Boqoro uu kamid yahay Boqorka Beeshay Boqor Faysal Osmaan Baraag. Sidoo kale beeshan ayaa sameeyay siyaaro iyo waliba ala bari balaadhan oo ka dhacay qabriga Sheekh subeer awal Oo ku Yaal Degaanka Beeshan Ee Jiidali WAJAALENEWS DESK EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM
Related posts:Xisbiyada Oo Laga Sugayo Inay Go’aan Ka Gaadhaan Jadwalka Komiishanka Ee Doorashada Oo Ah 10 Bilood. Badhasaabka Gobolka Awdal oo Kulan La Qaatay Isu-duwayaasha Laamaha Dowlada, Baaqna Ka Soo Saaray Du... Garoomadii Xafada Jig-Jiga yar oo Wasaarada Waxbarashadu ku wareejisay Hayd Turkiya + weedha dhalin... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|