Bahda_Qoraaga_Qalinka_maanta Waa Dhaliyaro Ku Bahowday Qalin Ama Qoraalo Soo Bixi Doona Bil Walba Hal mar. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Bahda_Qoraaga_Qalinka_maanta Waa Dhaliyaro Ku Bahowday Qalin Ama Qoraalo Soo Bixi Doona Bil Walba Hal mar.
September 21, 2014 - Written by Editor:

Ujeedada Aaan U Samaynay Uruurkan #Bahda_Qoraaga_Qalinka_maanta.. waxay u socotaa dhamaan wax walba oo wax tar iyo qalin u bahan malinka manta ah, waa ujeedo u gaar noqon doonta dhamaan bulshada rer somaliland… ******************************************************************** Markii Aaan Si wacan Uga Fikirnay Oo Aan Ogaanay Inuu Dalkeenu U baahan Yahay #garab_gal_Hiil_iyo_maskax_awood_qalin_iyo_iskaashi_bulsho…….. Waxaan Go.aansanay Inaan ugu Hiilinno Qalin Iyo Maskax Si aan U Helno Bulsho Caafimaad Qabta… Iyo Waliba Bulshadeena Oo U Muuqata Dad Aan Isku Xidhnayn.. Sababteeda Oo Ay leeyahiin #Siyaasi Dantii Garad ah…. Iyo Sidii #Dhalinteena Oo Midaysani Uga Wada Tashan Lahaayeen Aayaha Dalkooda Iyo Dantooda Guud…. Muwaadin Walbaana Waa Inuu Ka Qayb Qaataa #Horumarka Isku Xidhka Bulshadiisa……. dal walbaana waxuu dhisma marka la helo muwaadin dhab ay ka tahay muwadinimadu.. By bahda #Qoraaga_Qalinka_maanta

dhalinyarada qoraalka maanta

COMMENTS
LINKS