Daawo Xildhibaanadii Waday Mooshinka Ka Dhanka Ah Maayarka Oo Sheegay In Ayna Dooran Maayar Iyo Afhayeen | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo Xildhibaanadii Waday Mooshinka Ka Dhanka Ah Maayarka Oo Sheegay In Ayna Dooran Maayar Iyo Afhayeen
August 25, 2014 - Written by Editor:

Hargeisa(Wajaalenews)iyada oo mudooyinkii Ugu Danbeeyey Si Wayn Loo Hadal Hayay Xilka Qaadis Ay Wadaan 14 Xildhibaan Oo Ka Tirsan Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley Ayaa Waxa Maanta Malada Hargeisa Shir Jaraaid Ku Qabtay Afar Ka Mid Ah Xildhibaanadaasi Waday Moshinka Waxaanay Beeniyeen In Ay 14Koodaasi IsKa Dhex Doorteen Wax Maayar Ah Iyo Sidoo Kale Afhayeen, waxaanay sidoo kale uga digeen xildhibaanada golaha deegaanka ee ay Wada Wadaan Qorsha Xilka Qaadista In Ayna Kla Jabin Awooda Xildhibaanada

S4930005
Afartan Xildhibaan Ee Iyagu Ka tirsan Xildhibaanada Waday Qorsha Xilka Qaadista Maayarka Ayaa Sheegay In Hadii Ay Joojin Waayaan Xubno Ka Mid Ah Xildhibaanadasi In Ayna Ka Yeelayn,
Sidoo Kale Xildhibaanadan Ayaa Qaarkood Sheegay In Ay Kalsoonidii Ay Hore Ugala Noqdeen Maayar Shucayb Ay Dib Ugu Celiyeen , Waxaana Sida Hada Ay U Muuqato Khilaaf Soo Kala Dhex Galay 14kan Xildhibaan Ee Waday mooshinka Ka dhanka Ah Maayar Shucayb Maxamed Muuse
Wajaalenews.net
Hargeisa/Office
C/rahman Carab

COMMENTS
LINKS