|
|||||
WAJAALE NEWS
Xafladii Qurbe-jooga Somaliland Loo Sameeyay Iyo Wacdarihii Xalay Daawo Sawiro.
August 15, 2014 - Written by Wariye:Hargaysa(Wajaalenews):-xafalad si heer sare loo soo agaasimay oo loogu talagalay qurbe-jooga somaliland oo xalay ka dhacday hotel guled ee magaalada hargaysa waxana xaflada ka soo qayb galay wasiiro aad u tiro badan masuuliyiin qurbejoog iyo qaybaha kale ee bulshada. ugu horayna waxa xaflada furay afayeenka madaxtooyada jamuuriyada somaliland Axmed Salebaan Dhuxul. waxa uuna ka warbixiyay wax qabdyadii ay xukuumadu qabatay iyo wax yaabihii u qabsomay muddadii ay xilka haysay .Hadaba daawo sawiro.
Wajaalenews.net Email.habane00@gmail.com Wariye:Abdiqadir Abdirahman Habane
Related posts:DAAWO; Badhasaab Gobolkii Loo Soo Magacaabay Iyo Dadkii Uu Xukumayay Xaqiray Si Cadna u Bayaamiyay... Khabiiro Diblamaasiyadeed Oo Warbixin Ka Diyaariyay Safarka Madaxwaynaha Jsl ku jooga Maraykanka Waraysi Xasaasiya Oo Lala Yeeshay Madaxwayne Kuxigeenka Jsl, Muxuuse Ka Yidhi Guuldaradii Kulmiye Ee... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|