waxaan hambalyo u dirayaa jaaliyada beelaha arab ee kunool waqooyiga america | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
waxaan hambalyo u dirayaa jaaliyada beelaha arab ee kunool waqooyiga america
August 7, 2014 - Written by Editor:

Waxaan hambalyo u dirayaa jaaliyada beelaha arab ee kunool waqooyiga america

baaqii ayka soo direen colaada kataagan waqooyiga magaalada burco una jirto.28,km baliga diiriye guuleed,waxaase isway diinle salaadiinta cuqaashii iyo masuu liyiinta badankood ee beesha arab ee dagan gobolka maroodi jeex ma maantay maqleen colaada kataagan deegaanka bari waayo colaadu imika waxay maraysaa mudo kudhow bil intaana wax baaqa iyo wax taageero ah midna kamaan maqal iyagoo markasta xaaladaha kale ee beesha lasoo darsa mar walba ay kaga hadlayeen media ha

marka laga reebo maanta oo ay salaadintu iyo xildhibaanada beeshu ay isugu yimaadeen hoteel kagana hadleen arin sanayeen maga caabid gudi taasoo u suldaan bare kusoo qaaday colaada halka beesha kale ee habar jeclo isaga yimaadeen bari iyo hawd hadaba waxaan leeyay colaada kataagan deegaanka diiriye guuleed dib haloo eego

BY,ROODA ISMAACIIL FAARAX

COMMENTS
LINKS