Wasiirka Arimaha gudaha iyo Badhasaabka Waxaanu Leenahay Xaafada State House Waxa ka jira Dulin ku Dul nool Dadweynaha Xafada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Arimaha gudaha iyo Badhasaabka Waxaanu Leenahay Xaafada State House Waxa ka jira Dulin ku Dul nool Dadweynaha Xafada
August 8, 2014 - Written by Editor:

HARGEISA(Wajaalenews);Qaarkamida odoyaasha xaafada state house ka ayaa cabasho ka muujiyay maamulka xaafadaa ka jira iyagoo cabasho u ugudbiyay Wasiirka Arimaha gudaha iyo Badhasaabka Waxaanu Leenahay Xaafada State House Waxa ka jira

Dulin ku Dul nool Dadweynaha Xafada ; +musuqmaasuq+maamul xumo

Hadii aanu nahay gudida oyaasha xafada state houska waxaa aanu idin sheegeynaa hadii aad madaxdii dalka in dadka xafadayada ku nool ay haysato dhibaato xaga maamulka xafada ku waas oo ku sifoobay budhcad dan yarta baadhanayaa oo waxa loo soo dhibana ma soo gaadho

Dadkaas ee waxa lala galaa suuqa inay dadkani leeyiinba uma haystaan markaanu la hadalneyna waxa ay noogu jawaabeen nagu soo dayaa waxa aad naga haysaan ba waxaanu kaga dacwoonay degmada ibraahim koodboor godomiyaha arimaha bulshada isaguna waxaba nooma qaban

waxa uu la sheqeysataa qolada maamulka waxaanu warqad u qorney taliya saldhiga ibraahim koodbuur isaguna waa qolada sheerka u leh xafada

Waxa hayadu ka shaqeeya xafada caawin jirey imika waxa loo sameystey ngoyo naago wataan iyagana lagu hagaajiya iyaga waxa ayla sheqeystaan \

goodomiya xulafadiisa marka dadka waa kuwii idin doortey waxa ay idinka sugaayeen mamul wanaagsan cadaalad iyo daryeel intaa midna ma haysano ,waxaanu idinka codnaynaa inaad hoos u eegtaan waxna aad ka qabataan , ayay hadalkoodii kusoo xidheen.

Gudida Odayaash Xaafada;iyo Magacyadooda;

1/godomiye -mahamoud ahmed iiman

2/g/xigeen-

3/xoghaye /cali maxamoud quule

4/axmed ayaanle maxamed

5/xussien habane farah

6/nuur maxamed bookh

7/naasir maxamed qawdhan

8/cabdi muxumed cute

9/moude cabdi xadi

10/ibrahim tani

11/axmed ibrahim

12/axmed ibrahim oomar

13/cabdi maxamed ismail

14/cumar xassan cali

15/mustafe xussein muuse

16/mahamed kartoon

17/cali afrah xussien

COMMENTS
LINKS