War Deg Dega Ah;Ciidamada Qaranka Somaliland oo Gacanta Ku dhigay tuulada Saaxdheer iyo KHasaaraha ka kadhashay; | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
War Deg Dega Ah;Ciidamada Qaranka Somaliland oo Gacanta Ku dhigay tuulada Saaxdheer iyo KHasaaraha ka kadhashay;
August 28, 2014 - Written by Editor:

SAAXDHEER(Wajaalenews);Ciidamada somaliland ayaa saaka ku waabariistay tuulada saaxdheer oo ay kasocotay u diyaar garowga caleemo saaka cali khalif galaydh oo dhawaan oo loo doortay hogaamiyaha khaatumo. saaka la rabay in halkaa lagu caleemo saaro

Wararka ayaa sheegaya in saaka uu dagaal kululi dhex maray ciidamada somaliland iyo kuwa khaatumo

iska caabin woxogaa socotay kadib waxay ciidanka qaranka somaliland lawareegeen tulada saaxdheer oo ah goobtii calema saaarka

Khasaaraha ayaa wali sirasmiya loo ogaan dhinac kasta

Xaga cidamdada somaliland ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen maxaabiis farabadan iyo gadiidba

waxa kale oo meesha ku sugnaa ciidamada etoopina oo iyaga gacanta lagu dhigay walow aan wali war faahfaafsan laga hayn.

WIXII KASO KORDHA KALA SOCO WAJAALENEWS DESK

COMMENTS
LINKS