Thomas Vermaelen Oo Ka Degay Kooxda Barcelona. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Thomas Vermaelen Oo Ka Degay Kooxda Barcelona.
August 9, 2014 - Written by Editor:

HARGEISA(Wajaalenews); Kabtankii hore ee kooxda Arsenal ayaa manta ka degay Kooxda Barcelona Iyadoo ay ka qaaday kooxda Manchester United ee ka dhisan dalka England iyadoo dadaal badan u gashay sidii ay u heli lahayd Thomas Vermaelen oo u dhashay dalka Belguim. 28 jirkan eer Belgium ayaa labada kooxood ee Arsenal iyo Barcelona ayaa ku heshiiyey tagi taanka uu tagayo kooxda Barcelona ee dalka Spanishaka

kabtanka kooxda

iyadoo kooxdan sanadihii ugu danbeeyey lala xidhiidhinaayey ama ay kooxdu u liidatay dhinaca difaaca ayaa waxaa la aaminsan yahay in uu wax badan ka tari doono isagoo heshiiska ay kooxda wada galeen ay tahay 5 sano oo uu la joogi doono kooxda Barcelona. Kooxda Barcelona ayaa kula wareegtay laacib kaan 15 milyan oo euro iyo 4 milyan oo amah ah sidoo kale waxaa kale oo jiro heshiisyo kale oo ay ku heshiiyey labada kooxood heshiisyadaa oo ay dhinac socdaan shuruudo ay ka mid yihiin hadii ay koob ku guulaystaan in ay bixin doonaa lacag kale iyo iyadoo la eegi sida uu kooxda ula qabsado

 

WAJAALENEWS DESK

HARGEISA OFFICE

Diyaariye Maxamed Cali Mataan

Email;wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS