|
|||||
WAJAALE NEWS
TACSI ;MADAXWEYNE JSL UDirayaa MARXUUM; Xaaji Dayib Sheekh Muxumed Kaahin
August 29, 2014 - Written by Editor:TACSI MADAXWEYNE IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed (Silaanyo), waxa uu tacsi u dirayaa, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Somaliland, ee uu ka baxay Marxuum Xaaji Dayib Sheekh Muxumed Kaahin oo ku geeriyooday 28/08/2014 Magaalada Hargeysa, laguna aasay Degmada Dilla 29/08/2014. Marxuumka oo ka mid ahaa Odayaasha waa weyn ee Gobolka Awdal kana soo shaqeeyey nabadayntii Beelaha Somaliland iyo dib u dhiskii dalka, waxa uu madaxweynuhu ALLE uga baryayaa inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Dhammaan Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo. IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN
Axmed Saleebaan Maxamed (Dhuxul) Related posts:gunnimadii reer axmed dhagax + dhiirigelintii madxweynaha ciyaar wanaagi xulka hargeysa xanaaqii ree... Bal ka Warama Haddii Culimadda Xeerka Bangiyada Diidan Qaarkood SAAMI Ku Leeyihiin Shirkado Bangi Ah... Waxaan Go’aansaday in aan Gambo/Masar CAS madaxa ku qaato oo anan iska dhigin ilaa Somaliland AQOONS... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|