|
|||||
WAJAALE NEWS
Sagaal qof oo isugu jira Askar Boolis ah oo qaar saraakiil yihiin kana mid yahay taliyihii Booliska ee Garoonka Diyaarada Burco Seddex Cisho Xidhan.
August 13, 2014 - Written by Wariye:
Ismaaciil Yuusuf Cabaas oo ah Taliyaha Garoonka Diyaarada ee Burco,Saalax Aw nuux- askari,Maxamed Deeq -Askari,C/risaaq Aadan -Askari,sekeriye Axmed -Askari,Maxamed Cabdi Axmed -askari,Ina faje Askari,Aamina Axmed- iyo Xuseen Axmed Gaas oo ah shicib,sida uu ii sheegay mid ka mid ah saraakiisha Booliska waxa amarkooda soo bixiyay Jananka Booliska Somaliland Fadal,lamana oga talaabada uu ka qaadi doono, Related posts:Guddoomiye Cirro oo Gurigiisa Ku Booqday Suldaanka ugu Da’da Weyn Salaadiinta Somaliland Suldaan Cab... Taliyaha Ciidanka Milatariga Itoobiya Oo Sheegay In Ay diyaar Uyihiin Weerar Lagu Qaado Maqale. DAAWO; Mareeyaha Tvga Qaranka Oo Ku Gacan Saydhay Xilka Qaadistii Uu Wasiirka Warfaafintu Ku Sameeya... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|