QARAX XOOGAN OO MAANTA KA DHACAY GEERESH KU YAALA MUQDISHO. Daawo Sawiro | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
QARAX XOOGAN OO MAANTA KA DHACAY GEERESH KU YAALA MUQDISHO. Daawo Sawiro
August 25, 2014 - Written by Editor:

MUQDISHO(Wajaalenews);Qarax dhaliyey khasaare hantiyeed ayaa maanta ka dhacay gudaha geerash ku yaal agagaarka igoyska Baar Ubax,ee magaalada muqdisho,geerashkan  oo lagu iibiyo gaadiidka iyo shidaalka, iyadoo dabkii ka dhashay qaraxaasina uu ku fiday geerashyo daris la ahaa oo  iyagana shidaalka lagu iibiyo.

Ilaa haatan Lama oga qaabka uu qaraxan ugadhashay gudaha geerashka iyo cida ka danbeysay midna walow aanay jirin wax khasaare nafeed ah oo uu gaystay qaraxani.

qarx 22Qarax1

 

 

 

 

 

qarax kadhashay

 

 

Gaadiidka gurmadka degdega ee dab damiska ayaa ku guuleystay in ay damiyaan dabka geerashkan oo ku faafay goobo shidaalka lagu iibiyo, laguna keydiyo

W/Q:C/SAMAD CALI XASAN (XALIYE

WAJAALENEWS OFFICE

MUQDISHO

COMMENTS
LINKS