|
|||||
WAJAALE NEWS
Qaar Ka Mida Jaaliyada Reer Somaliland Ee Ku Nool Magaalada Birmingham Ee cariga Ingiriiska Oo Canbaareyay Falkii Lagu Xidhxidhay Qaar Kamida Ciidamada Booliska Burco
August 12, 2014 - Written by Editor:Birmingham(Wajaalenews)-Qaar Ka Mida Jaaliyada Reer Somaliland Ee Ku Nool Magaalada Birmingham Ee cariga Ingiriiska Oo Canbaareeyay Falkii Lagu Xidhxidhay Qaar Kamida Ciidamada Boliska Iyo Askarta Gobolka Togdheer Oo Guryo Ay Ku Jireen Laga Daad Gureeyay Kana Codsaday Xukumada Sare In Si Degdeg Ah Loogu Soo Celiyo Xoriyadoodii.Sidaana waxaa uu ku sheegay qoraal kooban oo uu soo gaadh siiyay saxafada. Faarax Ciro COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|