Magaalada Tog Wajaale Ee Xarunta Ganacsiga Somaliland oo Laga Dayrinayo Nadaafad Xumo Ka Jirta Goobaha Ugu Muhiimsan Sida Goobaha Ganacsiga Suuqyada Waawayn Iyo Haraha Biyaha Laga Cabo(Warbixin Ku Saabsan Dhagayso) | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Magaalada Tog Wajaale Ee Xarunta Ganacsiga Somaliland oo Laga Dayrinayo Nadaafad Xumo Ka Jirta Goobaha Ugu Muhiimsan Sida Goobaha Ganacsiga Suuqyada Waawayn Iyo Haraha Biyaha Laga Cabo(Warbixin Ku Saabsan Dhagayso)
August 3, 2014 - Written by Wariye:

Tog Wajaale(Wajaalenews.net):-ugu horayna shabakada warar ee wajaalenews oo u kuur galaysa arintaasi ayaa soo boqatay goobaha biyaha looga dhaamiyo magaalada tog wajaale ee xurunta somaliland.
baliyada magalaada tog wajaale ayaa aan u muuqan kuwa aya nadafadi ka muuqato wayo dadka xoolaha iyo xaywaanada kale ayaa iskugu yimid goobtan biyaha laga cabayo waxaana intaas dheer dabaasha caruurta ay biyahan ku dabaalanayaan  ishii aragtaa kuma ay qancayn inay cabto ama ay wax kale u adeegsato
ugu horayna waxaan waraysi la yeeshay daahir xadi oo kamida dadka dagan magaalada tog wajaale kanamiada dadka ka ganacsada biyaha balayda

warbixin arintaasi ku saabsan halkan ka dhagayso

Halkan Guji Oo Ka Dhagayso

wajaale20 wajaale16 wajaale15 wajaale13 wajaale19 wajaale18 wajaale10 wajaale2 wajaale8

 

Wajaale Office/Somaliland
Email:habane00@gmail.com
Wajaalenews.net
Wariye:Abdiqadir Abdirahman Habane

COMMENTS
LINKS