Kooxdii, Ciyaartoygii Ugu Fiicnaa Preimer legue Oo la Soo Saaray iyo Kooxaha ay u Kala Ciyaaraan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Kooxdii, Ciyaartoygii Ugu Fiicnaa Preimer legue Oo la Soo Saaray iyo Kooxaha ay u Kala Ciyaaraan.
August 19, 2014 - Written by Editor:

Kooxdii ugu fiicnayd usbuucii ina dhaafay ee la furay Premier league ayaa la soo saaray kooxdii ugu fiicnayd iyo 11-kii ciyaaryahan ee ugu fiicnaa iyadoo laga sameeyey ama laga dhigay koox kaliya.

Bilowgii ciyaaraha ayaa waxa ay ku bilaabmeen dardar iyadoo koox waliba soo iibsatay ciyaartoy fiican diyaarna u ah in ay guul ka gaadho ciyaarta ayaa hadana kooxaha qaar laga badiyey iyo kuwa badiyeyba halka qaarkoodna aad moodaysay in ay dirqi ku gaadheen guul.

Kooxda Chelsea ayaa noqotay kooxdii ugu fiicnayd usbuucan iyadoo si raaxo leh uga badisay Burnley iyadoo kaga adkaagay 3:1 iyadoo sidoo kale ay badiyeen saddexda kooxood ee ugu waawayn ama sanadkan ku tartamaya ku guulaysashada sanadka ayaa hadaba waxaa dhacday in kooxda way nee Manchester United ay noqtay kooxda kaliya ee guuldaraysatay ciyaartii ugu horeysay ee ay ciyaarto.

Liiska xiddigaha isbuuca waa kuwan.

Gool hayaha Hull City — Allan McGregor

 

 

Arsenal                 Laurent Koscielny ,

Man city               Vincent Kompany ,

Aston villa           Ron Vlaar

Swansea               Nathan Dyer,

Southampton     James Ward-Prowse.

 

KHADKA DHEXE.

                                                                  

Southamptin      James ward-prowse

Chelsea                Cesc Fabregas,

Crystal palace    Mile Jedinak

Liverpool            Raheem Sterling

 

WEERARKA.

Chelsea Diego Costa

Man city Edin Dzeko

 

by:- Mohamed Ali Mataan.

COMMENTS
LINKS