Hambalyo Ku Socota Madaxwaynaha JSL Oo Ku Aadan Sugida Xuduudaha Dalka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hambalyo Ku Socota Madaxwaynaha JSL Oo Ku Aadan Sugida Xuduudaha Dalka.
August 30, 2014 - Written by Editor:

HARGEISA (Wajaalenews) ;Waxan halkan hambalyo uga dirayna madaxwaynaha jamhuuriyada s/land talaabada geesinimada ah ee u ka bixiyay amarka uu siiyay ciidamada qaranka jamhuuriyada s/land in ay sugaan xuduuda dalku s/land la wadaago dawlada Somalia ee aanu jaarka nahay , waxa aanu si mug leh ugu diirsanay sidii geesimada lahayd ee ay u guteen ciidamada qaranka jamhuuriyada s/land ee ay u fashiliyeen hagardamadi lala damacsanaa madaxbanaanida qaranka , sidoo kale waxaanu ku leenahay mudane madaxwayne hambalyo sida aad ugu quus goysay nimanka sheeganaya ergada beesha calamka ee nagu siinayay amarka kasoo bixitaanka saaxdheer ,hadaba hadaanu nahay shacabka s/land waanu ku garab taagan nahay mudane madaxwayne waxaanad muujisay in jamhuuriyada Somaliland ay leedahay hogaamiye u taagan xaqiijinta himilada umadani leedahay .

 

 

By.eng.omer da,ud

 

COMMENTS
LINKS